@mameedit8: Waliga qof ha dulminin Hadaa ledahay awood aad wax ku dulmiso.💔😭☝️🥹#somalitiktok #muqdishotiktok🇸🇴🇸🇴❤ #somaligalbeed🇬🇶❤️✅ #xamar #somaligirls

𝐌𝐀̃𝕄𝙴̨ 𝙴𝐃𝐈̨T
𝐌𝐀̃𝕄𝙴̨ 𝙴𝐃𝐈̨T
Open In TikTok:
Region: CH
Thursday 05 November 2026 07:24:10 GMT
63388
4867
279
1396

Music

Download

Comments

istiqar6
istiqar 🤦‍♀️❤️ :
ilahey dulmiga majecla😭😭😭
2026-11-05 09:24:29
32
sadamkotongo1
-KOTONGO :
Aderow Tan dulmi ma ahan waxay ayaga geysteen wayo [Victory]
2026-11-05 10:23:27
17
4dhaan13
mushtii🦋🖤🤎 :
alla dulmi badana😭
2026-11-05 09:53:03
6
anaz__updirahman
Anaz UpdiRaHMaN☘️🖤 :
Ilhy DuLmiGa MaJecla Dhalinyro 😭🤲
2026-11-05 09:39:41
10
marabtaaguulsaaldailaali
MaryaMa🫶🏾🖤 :
yarabi wixii wdulmiya adoomadad maskiintah adun iyo akhiraba kuciqaaab😭
2026-11-05 10:10:47
4
dhame890
dhame. :
illahay ma jcla dulmiga [Panic][Crying]
2026-11-05 10:27:58
0
user1cni2fhmcc
feel :
wuu helaya
2026-11-05 10:47:59
0
wllfoden54
:ADERKA🇩🇪𖣘⅞ :
dulmi ninkii darajo mooda you maalin baa dambaysa ogow
2026-11-05 10:01:50
6
dao08h6a4y
{........} :
cilmiga maficno sorry 😞
2026-11-05 08:34:19
3
caarshe3
zuldan caarshe1 :
يَا عِبَادِي إِنِّي حَرَمْتُا ,ظُلْمَ,عَلَى, نَفْسِي، وَجَعَلْته يْنَكُمْ,مُحَرَمًا، فَلَا, تَظَالَمُوا Macnaha Af-Soomaaliga: “Addoomadaydow, waxaan dulmiga naftayda ka xaaraantinimeeyey, idinkana dhexdiinna waan ka xaaraantinimeeyey, ee ha isdulmina.” 📚 Saxiix Muslim, Xadiiska 2577.
2026-11-05 11:18:36
1
marwooy13
DayMo 🍁❤️ :
Subaxanallah
2026-11-05 10:15:37
0
muslimo.maxamuud62
miss queen. qurux.badan :
sorry aboowe
2026-11-05 11:21:25
0
marwaa____dahabo
Marrw000🥹❤️ :
ilaahy dulmiga ma jeclaa😭
2026-11-05 10:32:17
1
1.22.91
➿𝐑𝐨𝐦𝐢𝐲𝐨𝐰𝐰🦥 :
Qofka aad ka awood badan thy hadaa dishid adna marka danbe qof kaa awood badan baa ku kaa aari doono 💔
2026-11-05 10:03:33
2
arshaaaa66
ARSHAA 66🏅 :
Dulmi ninki darajo moodayoow maalin baa dambaysa🥺
2026-11-05 09:41:46
6
ramadaanmaxamed54
Ramadaan Maxamed542 :
dulmigu ma ficna malin un dhaxalkisa wa kusugin
2026-11-05 10:28:57
1
secondry7
YiLDiS🕸️ :
SoRrY EtHoPiA 🇪🇹
2026-11-05 11:02:06
2
hapon7900
Hapon :
sub xanallah
2026-11-05 09:36:22
0
kaligedsocod4
SAlmayyyyyyyyyyy♡ :
wuu karya ino iska celiyo hadna Wuka ixtiramya😭👏
2026-11-05 10:56:05
0
morepoi3
M O H A M E D 🇸🇴💯 :
Dulmi ka batay soomalideena 🥺
2026-11-05 10:55:27
1
mabzud5
.🧃🌚🔥 :
ilahay wuxuu idhi isku Naxariista Ana markaasan idiin Naxariisanayaaye😭😓😢
2026-11-05 09:32:08
2
mohamethabdilhi
Qadeye :
ilahy dulmiga majela
2026-11-05 09:59:08
2
inaibraahim366
my queen 👸 💖 :
ilaahow waad awooda inaad ka kor mariside ilaahow u gar_gaar oo u aar malinka aanay raalin galintu dahabka tahay😭😭
2026-11-05 10:17:32
1
hbny46
✨️☪️عثمان☪️✨️ :
wallahi narta ilahay bilash uma aburin🥹
2026-11-05 10:29:14
1
azma.ontira
🅰️sma Ontira💸❤️ :
Adunka dulmi ayan ugu necbahay Wlhi 😭
2026-11-05 10:10:57
1
To see more videos from user @mameedit8, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About