maxamad cumar dalxa alle hakuxafiido aamiin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
2026-11-05 09:47:30
20
jananka mudug🇾🇪 :
waa nasoo sharaftay allaha ku sharfo ♥️♥️ilaaahow cimri dheer kusii iyo caafimaad
2026-11-05 12:16:02
11
cabdiwaaxidaxmedc0 :
dalxa galmudug sifican halooga Soo anba bixiyo reer tolkey
2026-11-05 10:47:05
21
Ak🇸🇴🐴 :
professor mohamed omar dalha nin dalka iyo dadkaba tacab galiyeey
2026-11-05 10:43:49
12
ᏂᏗᏒᎥᎩᏋ :
𝒋𝒂𝒄𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒌𝒖𝒘𝒂 𝒒𝒊𝒊𝒎𝒂𝒉𝒂 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒅𝒂
2026-11-05 15:26:39
1
NUR A OSMAN :
Professor, fanaan, mualif, bare jaamacadeed,siyaasi, xildhibaan hore iyo Gudomiye ku xigeenkii hore baarlamaan, qof muxtarim wax badan dalka iyo dadka uso shaqeeyey, Professor Mohamed Omer Dhaka, caafimaad, cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha kusiiyo.
2026-11-05 12:20:11
4
Booska :
Ninka kaliya ah oo an mucarad lahayn legend prof dalxa Masha Allah cimiri Dhere iyo cafimad