hooyo wa habeen jimco eh alle waxkasto aad jeceshahy hoosta haka so dhiko really adoo fikireesid marka arko wallhi wan ilmeeyaa🥺🥺🥺
2026-11-05 21:16:43
3
yonka🇸🇴⚽😇 :
zxp runtawa walahi inshalah waxwa uqabadono
2026-11-05 11:36:43
11
Safa ahmet💚🤍❤️ :
Walhi vedyawgani shucuurtayda ayuu badalay🥺🥺🥺🥺
2026-11-05 22:09:47
2
لله نمضي 🧕✨️ :
Wlhi waa xanuun aan erayo lagu cabbiri karin inaad aragto waalidkaa oo walwal iyo fikir ku jira, adiguna aad awoodi weydo inaad wax ka beddesho. Ilaahayow waalidkeen caafimaad, farxad iyo cimri barako leh sii, hana naga dhigin kuwo sabab u noqda murugadooda