@wasiir_ku_xigenka_ciyaar: HAMBALYO MEHER WACAN Waxaan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaa Cabdiqani Maxamed Cabdi iyo Huda Muxumed Xaashi, oo maanta meherkoodu ka dhacay Galbis Hotel, magaalada Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo lammaane isku waara, isku barakooba, ubad khayr qabana kala hela. Aamiin. بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
WASIIR KU XIGENKA CIYARAHA JSL
Region: SO
Thursday 05 November 2026 08:36:54 GMT
Music
Download
Comments
muumin ><>< :
🥰🥰🥰
2026-11-05 09:36:41
0
c lhi gojacde 45 :
🥰🥰🥰
2026-11-05 09:42:20
0
To see more videos from user @wasiir_ku_xigenka_ciyaar, please go to the Tikwm
homepage.