@mssliverpool513: Qof Walba oo Kooxdiisa Intee Ka jajabtay oo koox kale u Madax dagsi doontay aniga yuu iska keey dhigin in Uu Kooxda waligii jeclan jiray Aniga Markuu Liverpool madaxeeda dago ayuu madaxeygana dagayaa ee calaacalka iga daaya Liverpool marka ay Guuleesato uun baan koox kale la dabaal dagi karaa inta ka sukeeysana never ever🥰👋#Liverpool❤️👑 #ynwa🔴🔴🔴 #madridpool🤍❤️
QaLpigeyga ayda ku weyn ayda ayuu QaLpigeyga said u jeclyHy Sidee Koox kle Mdx Dagsi ugu ada😭❤️❤️
2026-11-05 08:57:58
9
𝔽𝕒𝕙𝕒𝕥𝕥𝕥`★🪐 :
Forever✊️❤️🩹
2026-11-05 10:26:47
0
《AABALERO♡🎼 :
Liverpool ❤️
2026-11-05 08:47:08
0
wariiri 🐜 :
Ilaahey baa run jecele Liverpool koox aan ku doorsanayo ma jirto iyado sidan ka xun baan soo jooge hadoo season bilow yahay maka tagayo mar kasta qiil aan ku joogaan raadinayaa 😂
2026-11-05 09:02:51
3
*Sirrrrr 0pThij!baarrrr🥷🫅 :
Ama halaga badiYoh ama ha badisoh waxa kalyeeh aan daawado xata hadii laga badiyo waa maaliyada dhiiga iga raacdey 4ever red's win or losss ❤️🫶
2026-11-05 11:04:03
1
🏴 :
xaly waa qarary livarpopl waa jecalhy
2026-11-05 08:52:44
1
queen lfc👸 :
hadey Liverpool badin weyso maalinta dhan jawiga iga qasnanayo😭🥺
2026-11-05 10:06:25
3
DEERKA LFC❤️ :
🥰🥰🥰
2026-11-05 10:49:36
0
daafaca bacdo :
👍👍👍
2026-11-05 09:36:44
0
Maaido🇸🇱🫶🏼💋 :
❤️❤️❤️
2026-11-05 16:02:39
0
To see more videos from user @mssliverpool513, please go to the Tikwm
homepage.