@wiilsoomaali27: TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED OO DULEEDKA BARAAWE KULA HADLAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDANKA XOOGGA DALKA. SOMALIYEED Baraawe, 5 Nov 2026 – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa duleedka magaalada Baraawe kula hadlay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 8-aad ee Qaybta 60-aad iyo Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Qaybta 1-aad. Taliyaha ayaa ciidamada u jeediyey dardaaran iyo dhiirrigelin ku aaddan gudashada waajibaadka qaran ee saaran, isagoo adkeeyey muhiimadda ay leedahay feejignaanta, geesinnimada, isku-duubnida iyo ilaalinta amniga dalka iyo shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kale, Taliyaha ayaa ciidamada kula dardaarmay in ay muujiyaan diyaar-garow buuxa, isla markaana ay si hagar la’aan ah u gutaan waajibaadkooda, kana faa’iideystaan fursad kasta oo ay ku wiiqi karaan awoodda Khawaarijta, kuna sugi karaan amniga deegaannada laga xoreynayo. Ugu dambeyn, Taliyaha ayaa ku boorriyey geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka in ay sii xoojiyaan dadaalkooda, ayna muujiyaan karti, adkaysi iyo waddaniyad, si loo xaqiijiyo himilada ah Soomaaliya nabad ah, ammaan ah, midaysan, kana xor ah Khawaarijta. DHAMAAD.
wiil somalia🇸🇴
Region: SO
Thursday 05 November 2026 09:21:14 GMT
Music
Download
Comments
masaka daoew1 :
2026-11-05 16:23:41
0
suudi wiil gor gor1234 :
wadani nimo😇
2026-11-05 15:29:25
0
💯caasho ♥️🇦🇿🇸🇴 :
2026-11-05 13:29:38
0
masaka daoew1 :
2026-11-05 16:22:48
0
masaka daoew1 :
2026-11-05 16:22:58
0
masaka daoew1 :
2026-11-05 16:23:54
0
Abdiwahab jeelle :
taliyehayga akakow nin adag😏
2026-11-05 14:15:13
0
maxamed yarisow :
[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-05 13:11:08
0
maxamedmed AbuukaR :
🥰🥰🥰
2026-11-05 12:53:13
0
yaraanka gor gor 21 213 :
🥰🥰🥰
2026-11-05 09:45:39
0
Ina cali buraash :
🥰🥰🥰
2026-11-05 10:44:55
0
maxamed ismaan aadan :
[Gesture OK][Gesture OK][Gesture OK]
2026-11-05 12:45:56
0
maxamed ismaan aadan :
[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-05 12:45:47
0
maxamed ismaan aadan :
[Power][Power][Power]
2026-11-05 12:45:53
0
yaraanka ceel cali axmed🫥💀🤎 :
❤️❤️❤️
2026-11-05 13:30:04
0
🦐 >XASAN CALI 🔥 :
🥰🥰🥰
2026-11-05 10:12:07
0
maxamed gor gor☠️🇹🇷🇸🇴 :
🥰🥰🥰
2026-11-05 17:37:11
0
aarka shabele 🦁🐊🌽 :
🥰🥰🥰
2026-11-05 18:27:16
0
To see more videos from user @wiilsoomaali27, please go to the Tikwm
homepage.