@drnageb: Dhibka ay keento qorratadu #fyp #foryou #somalitiktok #foryoupage #somali

Dr nageb
Dr nageb
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 09:24:49 GMT
21474
1158
26
1113

Music

Download

Comments

yasminqalnjo
boqran🌸🌸 :
oo shiinuhu muxuu ugu dhiman waayay
2026-11-05 11:37:50
16
fadumox12
Zundus Ali :
War shaly ban dilay anigo waligay dilin 😂
2026-11-05 15:44:44
3
najaah186
𝓷𝒶𝓙𝒶𝒉🦦 :
haday cid udhimanayso anaga udhiman lahayn😂😂😂
2026-11-05 10:05:09
4
0.746.0
ᴜᴘᴅɪᴀᴢɪᴢ␈ :
mala dili kara?
2026-11-05 11:57:46
2
nacimanadar81
🤍🫶🏼 :
Saan unexbaxay aragtideeda bas😭
2026-11-05 15:39:44
1
barcelonfan1
FARHAN TORRES♾️❇️™️ :
qorato ma wasakhada baa😂
2026-11-05 15:32:08
2
abdirahmanmohamed_40
🐺 🗡Alpha man ⚔️🦁 :
qoratada 🦎 aniga caadi baan gacanta ugu qabta ayado nool wax dhib ahna kuma arkin
2026-11-05 15:10:11
1
maxamud9380
maxamuud :
oo Chinese ka maku dhintaan miaaa
2026-11-05 16:57:34
1
mumtaaz988
mumtaaz :
way buuxda walahi xafadayda
2026-11-05 19:45:35
0
.zakihshsh
safwaan :
waxan garanayaa nin jeelka weyn ee mandhera ku jiri jiray oo intuu soo qabsado iyadoo soconaysa cuni jiray hada wuu dhintay alle ha unaxariisto lkn midh kumuu noqon jirin amarka ilaahay😳
2026-11-05 19:19:00
0
aduudi3
Aduudi🎱🎮♟️ :
anaag bar bay biyo nugu dhacday markii aay biyii sii dhamanayeen uun bay dhadhankoodu is bahal mise wab midh Porto ah oo waayn
2026-11-05 19:51:58
0
dhimbil130
odey qaawan :
il weyn inta u taqaan
2026-11-05 19:53:29
0
maxamed45651
Mohamed 🇸🇴 :
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
2026-11-05 16:16:38
1
hoodo8251
hoodo :
😭😭😭😭
2026-11-05 11:33:21
0
To see more videos from user @drnageb, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About