sabb an kula hadlo um jeedo🥺 hore in u socodo moyee gadasl ma u laabnaayo
2026-11-06 15:03:21
0
Ina Khadarr 🙌🇭🇺 :
Waa Bilaa Mobel 😭🙌
2026-11-06 10:37:06
4
🇱🇾 :
whi inta jeer aan is dhhy wx u qor hdneh aan ka soo labty tiro ma leh
wxn is dhhah amow iska ma ka marnto in kastow xanusanah hdn3 waa is celinah tiktogo iyo wx aan jirn bn is ku mawelinaah😭😭😭
2026-11-05 18:18:11
21
naxariisleyyyy🥺♥️ :
wayo marabo qofkas wa qof xun🥺
2026-11-06 19:15:22
2
I CAN'T FORGET YOU :
hadaan la hadlana waa xanuun hadaan ka aamusana wa xanuun 😭😭
2026-11-05 13:31:46
8
ikraaniita💓💞💕 :
damirkeyga aya I dideyday lahadkiisa[Teary eyed]
2026-11-05 15:28:12
7
MuNa DhuXuL♥️👑🔥 :
maxa la hadala nina ka wacan ban helaye😭😂
2026-11-05 16:02:10
6
. :
sababtu wa inuu ilasohadlin ana marwalpa drenkayga maqexikaro Inan amuso waxba madhaanto ilen anaa jecele from single an waxba hayn😭😂
2026-11-06 16:06:37
1
DuN!!yOYyy.🥹🎀❣️ :
faynlih wyy dhamtey wadah halkygiiiih
2026-11-06 10:50:36
1
ᴍᴏʜᴀᴍᴇᗪ⚡️ :
wan tabey inan la hadlo lkn waxan ka baqaya in sida an rabo la igu jawabi wyo 💔
2026-11-06 21:34:36
1
عبد حسن🕋 :
suaaashan say iigusoo noqnoqnaysay ugu dambayn inaa ka jawaabo aqoonsaday
inaa lahadlaan rabaaaye saw iyadaa hadalkayga xiisaynayn saa darteed baan hapeen kastana oga fikiraaa anoon la hadlin
2026-11-06 15:52:35
0
A.nنsir :
Midas baaa ika hor istaksan Runti 🥺
2026-11-06 08:49:54
1
M/💔😭🫀 :
waxa lala hadla qofka waqti kusinayo ama u hadalkaga ubahayhu bl kawrn mar aad wac hadu kudhahayo wan mashqulsanhy ama ana kusowaca hadane lagu sowicynin runtii waxba ima sokordhinayo hada woco anigane waxan leyhy nolosha kuma xumyso nolow inty nolo jirto 👑🥹
2026-11-06 17:45:06
0
Dhucey :
kala aamusnaanteena waxa ka soo wareegtay 3san iyo 11 bilood sidaas ay tahay qalbigeyga wuxu lee yahay hadal lkn maskaxdayda baa diidan😭
2026-11-06 19:36:31
1
amrita 🫶👸 :
ma awoodo😭
2026-11-06 15:57:30
1
s.b.n❤️💝 :
Anaga oo is jecel aya neysku kin didey mantana qof kle aya carusidisa aya noqonaya
jeceylka lashegaba calafka ka weyn 🥺
2026-11-07 01:09:44
0
leader :
iyada itiri kuma rabo sasthy nafteyda kama maaranto sas thy mana la hadlo soo xanuun soo maha 😭😭😭
2026-11-06 11:40:03
0
kooxdhaan39 :
Inaan la hadlo waan rabaa lkin Xageeh wax uga bilabaa maxaan dhahaa 🥺
2026-11-06 23:44:52
0
Boqorada ❤️🫶 :
Dhamiirkaa ii diiday waliba anoo ka baqaayo in leyka qaban waayo 😭😭😭
2026-11-06 18:13:27
0
Buu🦋🌟 :
self respect ayaa i diiday inaa anigu waco asne ima soo wacyo tan labaad chp beynu nahy marka chptnamda iyo jcylka labada inaa isku weyno ayaan cabsi ka qabaaa
2026-11-06 03:05:12
1
🌸𝗛🌸 :
hadan dumar nahay waxayaga wan qarsana naxuunkayagana anaga isku koobna💔🫶
2026-11-06 14:51:06
2
Rurii🎀👑 :
xeerka iyalo😭❤️🔥
2026-11-06 11:49:25
3
R🎀🌸 :
Sida aan isku wacneyn baa daremayaa in uu sidii hore ahyn 😔
2026-11-06 18:30:48
1
team washamsi :
wey igahoseysa 😭💔
2026-11-06 07:16:59
2
To see more videos from user @bad_baadiye, please go to the Tikwm
homepage.