@saeddeero1: "Walaalayaal ha idhibsanina ee ducada igu kaalmeeya"😥🤲🏿 Hooyaday muddo ka badan 24 saacadood ayay koomo ku jirtaa,mana garanayo xaaladda aaan kala kulmi doono...walaalkeen daaci Mukhtaar oo si murugo leh uga hadlay xaaladda caafimaad ee hooyadii ayaa sheegay in hooyadii ay koomo gashay,kaddib markuu uu xanuun ( qalal )ku soo booday,taas oo keentay in si deg deg ah looola cararo isbitaalka. Wuxuu sheegay in habeenkii oo dhan ay dadaal ugu jireen sidii xaaladdeeda wax looga qaban lahaa ,balse ugu dambayn ay koomo gashay,welina ay ku jirto😥💔isagoo murugada la wadaagaya dadka Soomaaliyeed ayuu yiri:"magaranayo jawaabta aan hooyaday kala kulmi doono ,dhakhtarkuna ii sheegi doono,balse waxaan ilaahay ka rajaynayaa kheyr.😥🤲🏿 aynu uduceyno walaalkeen ,ilaahy hoodadii caafimaad deg deg ah ha siiyo ,dhamaan hooyoyinka somaliyeed ee xanuunsana alle ha caafiyo.amiin Muuqaalkiisa qeybta comments-ka ka daawo 😥👇👇👇👇👇🥲🥲
SICIID DEERO MEDIA 1
Region: SO
Thursday 05 November 2026 09:55:54 GMT
Music
Download
Comments
gobeeyliicoohajabin3 :
Illahay ha cafiyo hooyo macaan adiigana iska sabaar insha allah illahay xagiisay wax walba jiiraan
2026-11-06 03:10:58
0
Mekiya84 :
allow Cafi yaarabi
2026-11-06 03:17:42
0
Deeqa Ahmed :
Alle ha cafiyo hooyo 😭😭
2026-11-05 11:50:32
13
fartun.mohamed01 :
Illahey ha kuucaafiyo dhibka allaha kaqaado Aamiin yaarabi
2026-11-05 10:51:01
2
xx2 :
yaAllãh. open. the. door
2026-11-06 03:53:02
0
Hani Ahmed :
Illaaheyow cafimad dag dag ha si
2026-11-05 19:07:38
9
Qaali shire🇸🇴💎🇸🇴❤️ :
Ilahay ha caafiyo
cafimad dag dag
ah amiin
2026-11-05 12:29:46
2
gurey_osman :
ilaaheey hakuu caafiyo
2026-11-05 11:56:43
1
maraykan :
caafimaad alle ha siiyo
2026-11-05 10:43:24
1
Farhiya Abdi :
ilaah ha caafiyo
2026-11-05 10:54:52
1
Hindasaar :
allaha caafiiyo amiiiin
2026-11-05 11:51:18
1
Halima :
Allaha caafiyo
2026-11-05 11:51:34
3
Alxamdulilaaa❤️ :
Allah cafiyo
2026-11-05 11:40:11
1
Balqiis :
ilahay cafamaad tamahasiiyo hoyo mcn
2026-11-05 12:07:09
1
maxamed xasan :
Allehacaafiyo
2026-11-05 10:07:51
1
kowsar ladann🌏🌟♥️ :
ilhow caafi yaabi
2026-11-05 11:58:30
2
hindaqorane :
wllo allah hku caafiyo inshallah
2026-11-05 12:14:11
1
Khadra Ahmett :
Allaha cafiyo insha allah
2026-11-05 11:38:32
3
halimaabdiabdi6 :
allha cafiyo hooyo macan sheeq muqtaar
2026-11-05 17:06:12
1
Hibo Muse :
Allah cafio huno ya rab ya rahman ya rahim amin amin 🤲🤲🤲❤️❤️
2026-11-05 12:14:58
1
mabariga :
aalah ha cafiyo
2026-11-05 11:49:27
1
Xamar Bile :
Alle ha inoo caafiyo hooyo macaan ustaad
2026-11-05 22:19:08
1
Mardaadis :
ilaahey ha caafiyo. hooyo Macaan alaahuma aamiin
2026-11-05 19:27:01
1
gurey_osman :
dad aduunyo hadeey tahay caafimaad degdega alaha siiyo hadeey dad aaqiro tahayna alaah masilciyo
2026-11-05 11:58:07
1
user1769208822768 :
waanku ducay naynaa waqtikasta hoyo cafimad deg deg ah hasiiyo
2026-11-05 18:49:33
2
To see more videos from user @saeddeero1, please go to the Tikwm
homepage.