Asc walaal Buurciid ❤️🙏 Waxaan ahay wiil Soomaaliyeed oo Muqdisho jooga. Waxaan jeclaan lahaa inaad hal mar i maqasho walaal. Waxaan ku jiraa xaalad adag, waxaanan u baahanahay garab iyo talo. Haddii qoraalkaygu ku soo gaaro, fadlan walaal ii soo jawaab. Ilaahay ha ku barakeeyo ❤️🙏
2026-11-05 10:45:35
3
M O H A M E T B A N D Z 🇸🇴 :
burciid wllhi hoyade ada ka jeclahay 💔💔💔
2026-11-05 11:30:16
0
To see more videos from user @allgrindnogimmick, please go to the Tikwm
homepage.