@munasarmoh: Xasan Sheikh oo xoog & ciidan u adeegsadey guddoomiayaha Maxkamada sare ee Baashe. Sidee wax uga dhaceen maxaase looga reebtay ilaaladii xitaa Me Baashe?

Munasar Mohamed  Abdi
Munasar Mohamed Abdi
Open In TikTok:
Region: SE
Thursday 05 November 2026 11:37:59 GMT
67471
8727
171
661

Music

Download

Comments

cadraacpoi1
cadraacpoi :
maxoo sameeye
2026-11-05 11:43:43
46
dls_king_somalia1
DLS_King_Somalia :
mucaaradka we jabeen👍🥰
2026-11-05 11:50:19
2
ina.abduweli
the dream girl 😍👸🏻 :
dowladan shacab iyo madax wax ka badbaaday malaha 😂😂
2026-11-05 11:44:03
173
00.hnet
#🇧🇷⃪ᗰ⃪𝘂⃪Տ𝗲⃪ :
Hassan Sheikh Yaa ila Tagersan horta
2026-11-05 11:56:23
34
cumarkutubeey
cumar..kutubeey1254 :
hadiiba gudoomiyaha maxkamada sidaan loola dhaqmaayo sharciga xaguuyaalaa
2026-11-05 11:52:00
46
silent.soldier07
1% :
Waa markiisa
2026-11-05 11:41:51
13
abdishukuur7
shukur :
meshan dawlad kama jirto
2026-11-05 12:18:25
1
user6886245224127
abdirhman ahmed :
genesis ma. sh allha
2026-11-05 12:20:16
0
tabliikboy
tabliikh boy :
xasan shkh intaw dalkaan uwadaa😂😭🥰
2026-11-05 11:55:19
1
zikkofit
zikkofit :
waxas miya dowlada somalia hakala tagto
2026-11-05 12:23:29
0
cumar.sheikhibraahim
Cumar Sheikh Ibraahim :
baashey waa saxibkii farmaajo
2026-11-05 12:24:28
1
realiman500
FAADUMO & ABDIRAHMAN🥀 :
wllhi saan dowladnimo maahan waana wax laga yaqyaaqsado
2026-11-05 12:26:52
1
arj1629
ARJ🇸🇴 :
viva dalxoreeye
2026-11-05 11:58:52
2
prime_ethan_26
ETHAN 🇸🇴 :
Geesigas Wa qabiilke 🙏🥰
2026-11-05 12:08:35
0
caliidow
C :
2026-11-05 12:32:25
1
hayaatamiir5
hayaat amiir5 🇸🇴 ❤️ :
masha allah hanbalyo dalxoreeye wixi dabodhilifo dhan ha laga sifeeyo dalka
2026-11-05 13:36:33
0
maariya12140
مريم حسن :
maxanagagali anaga
2026-11-05 13:44:18
0
aliyousuf313
InspireOthersWithGoodManners :
Xassan Shiikh nooloow Dalxoreeya nooloow cimri dheer, caafimaad, baan Kuu rajeeynay
2026-11-05 13:30:07
0
mobaraka417
🇸🇴🔻 AHMED MUBARAK 🔻🇾🇪 :
wuu SAXAN YAHAY MADAXWEYNAHA
2026-11-05 13:33:09
0
user210768510
user210768510 :
Dowlad meeshan kama jirto
2026-11-05 13:21:56
0
gabarsurre146
GABAR SURRE247 :
😭
2026-11-05 13:34:54
0
axmetmaxamud77
Quen of Liverpool❤️💪🏽🤍 :
2026-11-05 13:44:02
0
asaldhalat7
asaldhalat7 :
Meshan wax dolad kajirto malahan
2026-11-05 13:27:46
0
asadsc10
Asadsc :
ila mesha ugu danbeysay sidana
2026-11-05 13:26:23
0
c.shakuur31
༺🍃☞Updishakuur🕋ツ :
First 🔥🔥🔥
2026-11-05 11:41:11
0
To see more videos from user @munasarmoh, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About