@hankaabnetwork: Diyaar ma u tahay inaad ka mid noqoto dadka kooban ee nasiibka u helaya kaarka casuumaadda Bosaso Networking Night? Dhab ahaantii, waqtigii wuu inagu soodhow yahay, ee ha moogaan fursaddan gaarka ah! Bosaso Networking Night – See you there! ❤️#Bosaasonerworkingnight #Hankaabnetworkinggroup #bosaso__weye🇸🇱🇺🇿🥰 #BNN #fyp