@madrid_4everr1: inta badan Nolishayda waxaan la shaqeyay Qarankayga had io jeer waxaan isku dayay inan ku Gulaysto Marxalada adag Ee xulka so wa jaha waxaN Marksta ku Hami wayna ina noqdo kan igu😘 ficn Purtugal waxa jiray Subaxyo io habeno Guul dro ah io kuwo aan Farxad la ilmeeyo Sido kle waxaana kulmaya Guul daroyin xanun badan Lkn ma is dhiibin Waxaan ku hami wayna Inan noqdo 💙 xidiga ugu fican Wdanka Purtugal waan so qabtay wax ku filan dadka Purtugal By by Family 4Ever Purtugal waligay waan dawan dona Xulkayga io wilashayda 🥹❣️❣️ Good Lucky Our Leyenda😭❤️🐐