@miiganeilkacase: 1. Marka aad wada socotaan, u soco adigoon cidna u jeedin. 2. Waxa kaliya ee awoodda kuu yeeli kara waa aamusnaanta. 3. Marka qof si kibir leh kula hadlo, hore u soco oo ha u jawaabin. 4. Ha kasoo muuqan meel aan lagaa wicin. 5. Ha ku xumayn dadka kula xifaaltama hortooda. 6. Ha ka leexan marna waddada guusha, sxb. 7. Adigoo waddada ku socda, ha isticmaalin mobile-ka. 8. Iska ilaali salaad la’aanta. 9. Iska ilaali balwadda, sxb. 10. Sharaftaada ha uga lumin inaad qof qanciso. 11. Ha aamusin mar hadday xaaladdu marayso sharaftaada. 12. Ha raacin dadka haddii ay wax qaldan kugu horseedayaan. 13. Qorshee mustaqbalkaaga, xitaa haddii qorshuhu yar yahay. 14. Wanaagga aad samayso ha ka sugin abaalmarin. 15. Wixii adduun iyo aakhiraba ku anfacaya, ku dadaal. 16. Goobaha kheyrkana u badnow, wll. 17. Marka aad xanaaqsan tahay, go’aan ha qaadan. 18. Ha soo dhex gelin dad sheekaysanaya. 19. Ha ku tuurin jidka wax dadka dhibaya. Mahadsanid zhp. Follow, Like iyo Repost ha ilaawin, si aad noogu dhiirrigeliso inaan kuu soo wadno xog iyo dhiirrigelin faa’iido leh. #highlightseveryonefollowers #viralditiktok #drmiiganearababdilahi #foryoupageofficiall #creatorsearchinsights @Dr, Miigane
ᴅʀ, ᴀʙᴅɪʟᴀʜɪ
Region: SO
Thursday 05 November 2026 12:33:40 GMT
Music
Download
Comments
Aamina kaba🖤🫀🫅 :
🥰🥰🥰
2026-11-05 17:37:40
0
Dr, Miigane :
🥰🥰🥰
2026-11-05 13:30:48
0
Dr, Miigane :
👍👍👍
2026-11-05 13:30:46
0
Dr, Miigane :
😁😁😁
2026-11-05 13:30:46
0
Dr, Miigane :
❤️❤️❤️
2026-11-05 13:30:42
0
ifraax wadani 👑🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴 :
🥰🥰🥰
2026-11-06 08:15:06
0
To see more videos from user @miiganeilkacase, please go to the Tikwm
homepage.