@jumlo.so2026: Ka soo adeego China 🇨🇳 adigoo magaaladaada jooga! #somalitiktok #ciyaalxamar🇸🇴 #somalitiktok12 #abdirahman_waaberi

Jumlo.so
Jumlo.so
Open In TikTok:
Region: TR
Thursday 05 November 2026 12:56:46 GMT
43104
7152
82
568

Music

Download

Comments

moo.240
Mo :
hal abuurkina wn so dhawayn anigon ganacsade ahayn
2026-11-05 21:26:19
114
123456789fathi0
𝓯𝓪تhi💕🖤 :
but im not gancsade[Tears of joy]
2026-11-05 16:40:22
31
saabriin____
saabriin :
Oki waa arin fcn adinkana imisaad nagarabtaan
2026-11-06 08:41:47
25
engfarah252
Eng. Farah 范瑞 :
Taas micneheeda waa anagaa kuusoo adeegeeno isla anagaa kaa macaasheeno oo kacago fara badan ku dulsaaraneyno [Teary eyed][Teary eyed]
2026-11-06 18:19:01
2
19.m7
𝓜𝓸𝓱𝓪 🤎🤴🏼 :
Muhimada waa in xafiis mise tiix raac aad leedahiin
2026-11-05 22:33:27
7
xaawo.salaad74
XAAWO SALAAD :
mansh allah wa figirad fican wlhi
2026-11-06 10:31:50
1
galadgoat
༆ Madowe☠︎︎✔︎ :
print 🖨 inlk
2026-11-06 06:50:56
0
mshiine28
mohan :
referee
2026-11-06 09:15:13
0
abdirizack.hussei06
Abdirizack Hussein :
Vietnam adeeg Mala iiga keeni karaa Ustaadi
2026-11-06 10:12:12
0
sharmarke.ahmed3
SUDAANKA :
wwwwwwww m.a
2026-11-06 00:09:01
0
walaalka_weyn200
king barry 📊📈📉 :
wlhi waa Shaqo fcn hadii sidaa usheegtay ay noqoto
2026-11-05 18:25:58
16
carfoneyyyyy40
ǪŘføŇ🍁🤍👸 :
ano jooga dh/bour ma la iikeni karaa mana kuledihiin xafiisyo
2026-11-06 08:02:14
2
asaam1007
AZAAM :
Ethopia ano jooga ma la ikeeni kara
2026-11-06 11:05:22
2
zajuu.collection24
Zajuu Collection (Zakia Adam) :
Haddaan 300 rabo warshadana 1000 ugu yartahay dalabkeeda waa tusaale ahaane oo cid kaloo igu adeeg ah la waayo maxaad ku xallinaysaan iyadana?
2026-11-06 10:40:57
1
dallaawe
Dal'laawe :
Guulo wcn ayn idin rajynaha Abdurhmn Waberi media adi iyo teamkagba sxp. wa marin badecaded dihin oo hda lgu jaby blse dadku caawin ayay u baahnyihiin wliba dhnka ka tijabinta tatada iyo soo saarida cargo ga
2026-11-05 21:07:13
4
alecabrongirl
🦋Rawan🌸 :
wow waa wax Aan u baahnayn isku xidhkiinu waa no muhiim maanta Laga bilabo idinku xidhanahy
2026-11-06 12:56:26
1
somalialand1
Đïịňî Đâľâmãř :
halkee laga helayaa
2026-11-06 14:23:04
0
hotmetal75
BUKHAARI🐎 :
aad bay uwacanthy 🙏
2026-11-06 15:03:52
0
mumtaz______13
m🦋 :
codkan madanla😂
2026-11-06 10:43:48
0
engyaanyo12
DUCEYSANE :
ka waran hadii 4ta ganacsade uu mid kasta naqshad gaar ah uu rabo sidee u xalinaysaysan
2026-11-06 11:40:14
0
zidiiq.muhamad
sidiiQ Muhumad :
waxaan rabaa Daabacada boodhadhka iyo buugaagta Daabacda
2026-11-06 12:34:52
0
gagale95
gagale :
mashallah
2026-11-06 20:30:36
0
inaibraahim.78
THE SHAAKIR 🤍🫅 :
https://vt.tiktok.com/ZSpMt3Pyp/
2026-11-06 22:25:47
0
rashkai.haji.ahme
muxsin :
mashallh arin baahi loo qabay ayaad ka dhawaajisey bro guuleysta inshallah
2026-11-06 13:22:25
0
ali...a...ismaiil
ÃLI-A- ISMAIL😎 :
qof ama 2 Anu wada dalbano iso qabta
2026-11-06 17:44:02
0
To see more videos from user @jumlo.so2026, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About