@cabbaasmadani: Waxaan Galabta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Xisbiga JSP ee Dowladda Waqooyi Bari, kaas oo ay ka qayb galeen kaadiriinta Xisbiga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray diyaar-garowga doorashada Golaha Deegaanka Waqooyi Bari oo dhawaan dhacaysa.
Cabbaas Madani
Region: SO
Thursday 05 November 2026 13:33:51 GMT
Music
Download
Comments
qoqaga reer cadaad🥷❤ :
mayar dorn🙏
2026-11-05 16:00:56
0
abdirahman🇸🇴🇳🇱 :
dadka oo dhan hala diwaan galiyo si population uu bato
2026-11-05 14:35:21
0
Chairman ahmed🤝 :
kii jahayn lahaa Siyaasada aasimada Dagmada, Laascnood Maayra Soo socda. Gu,JSP Ee W/Q/pari MR-Cabaas Guul iyo Gobanimo Sxp 💯🤝
2026-11-05 13:58:11
0
Libaax Sool :
Zxb cabaas saleebaan waxaa rajayanaya Ina caasimada riyadeeda rumayaysid wax badan baa waqti gellinay in dalkeenu Hagaaye
2026-11-05 14:31:43
0
Siciid Xaaji :
Gudomiye dorashadii wa gorma
2026-11-05 13:51:56
0
Layla darwiisha :
2026-11-05 15:53:01
0
To see more videos from user @cabbaasmadani, please go to the Tikwm
homepage.