@dayahvalloges: TARTANKA AQOONEED EE DUGSIGA SARE EE IIMAAMU SHAAFICI Maanta oo Khamiis ah, kuna beegan 05-11-2026, ayaa dugsiga sare ee Iimaamu Shaafici lagu qabtay maalintii labaad ee tartanka aqooneed ee ardayda dugsiga. Tartanka maanta waxaa foodda isdaray fasallada Form 3A iyo Form 3B, kuwaas oo soo bandhigay aqoon, dadaal iyo tartan xiiso leh. Ugu dambayn, guushu waxay raacday fasalka Form 3B (Hablaha). 🥇 🎉 Hambalyo, hambalyo, hambalyo! Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa ardayda Form 3B guusha ay gaadheen, sidoo kalena waxaan bogaadinaynaa ardayda Form 3A dadaalkii iyo tartankii wanaagsan ee ay muujiyeen. Aqoontu waa furaha guusha, tartankuna waa jidka horumarka. 📚 Iimaamu Shaafici Secondary School.

Dayah Valloges 📷
Dayah Valloges 📷
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 15:15:00 GMT
2526
156
2
19

Music

Download

Comments

vilviloh1
♡vilviloh🧸🤎🦌 :
@𝑲𝒉𝒂𝒚𝒓𝒒𝒂𝒃𝒕𝒐quruxdaydih
2026-11-05 15:21:16
0
mukhtaar.cllaahi5
Mukhtaar Cllaahi :
[Heart eyes][Heart eyes][Heart eyes]
2026-11-05 20:01:54
0
To see more videos from user @dayahvalloges, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About