@abdirisaakmuhumed: jacaylkan ii yeedhaye intu igu helay yaraan xiligu waa 2019 xaraf raaca heestu waa y oo abwaan fududi ma samayn karo cabdi wali saxardiid alaylehe laxanku waa nin aan laxamadisa oodhan si khaas ah u jecelahay ustaad cabdifatax xasan mukhtar music furinle qaadista muhashada codka hodan cabdi raxmaan dheere markan heesta maqalay habeenki ay hodan heeata qadasay halki ay qiiro ka gaadhay baan ana imika ka gaadhay

ABDIRISAAK MUHUMED82
ABDIRISAAK MUHUMED82
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 15:16:19 GMT
12792
1151
22
215

Music

Download

Comments

princess_mumtaazz
1M🎀 :
haja Ma hadad baraty
2026-11-05 18:37:38
1
saciid_darwiish
Said Darwiish :
Ma jirtay heestanina cajiib🔥🔥🔥
2026-11-05 18:01:02
1
dantedgarad22
Panda🦥🐼 :
Ma imika baraten Wxn ahay nolaha hesaha yurub iyo Hodan so tiro kobty Ala Mxn xalad so maray😭💔💔
2026-11-05 19:07:25
7
hilal82380
Ayan in cabdiraxmaan@🎤🔥 :
oov walshe👑🫡
2026-11-05 18:08:28
0
mohamedcuraagte
mohamedcuraagte :
Erayadii=C/wali Saxardiid laxankii=C/fataax mukhtaar Music=Furinle Codkii= Muhashadii Codka
2026-11-05 22:26:14
1
barniyeey5
Barni🩷 :
Heestan mxaan waayey 😳
2026-11-05 20:24:24
0
hayfa_629
Hayfa Ciltira👸🏻💕DHF🎻 :
Heesti kaliyen qarsan jiray cawa Layga so qarxiyay wlhi Dhawr sanaba Hestan wan dhagaysanyay lkn. Cawa dabaded Dhagaysan mayo wayo Haday tik tok ku walayan😂❤️
2026-11-05 19:21:38
2
adnayy46
Mahuraan❤️🧸 :
Khalas dee seed wax wadaan
2026-11-05 17:53:33
1
abdi_rashiid_karaama
opdi_Rashied_karaama🎤🎻 :
hada igu horaysa heestan
2026-11-05 21:15:30
0
aishamukhtar44
🌱عائشة :
37k baa dawatey iyada dhanba 7sano kahor baa laqadey xafladi eida bay kaga qeygaleysay 2019 hodan hestan aadbey igu raxaysatey lakin uma qarxin iguma cusba aniga ahan marhoran barteyba anigu 🫶🏼
2026-11-05 19:07:06
0
shukridaauud3
✨️Beautiful wife 🦋🔐❤️ :
bisinka ha I dhihan hestaan baa hada barayanaa Oov caleyga
2026-11-05 18:35:28
0
qmuuse2
qli :
magaca heesta iisheega plz
2026-11-05 18:12:12
1
kaligeednaaag
Gobaad👸🏻❤️🐎 :
Hodan siwalba way uhoostay 😂
2026-11-05 19:56:23
0
zamzamabdi246
BOQRAN ina Abdi🛍️💃 :
😳
2026-11-05 19:22:17
0
libaaxa.bari8
libaax bari 1144 :
🥰🥰🥰
2026-11-05 20:51:00
0
To see more videos from user @abdirisaakmuhumed, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About