saxiibtinimo wa waxyaabaha aan ilaawayba.imika naftaydan la saaxibay
2026-11-05 19:15:09
13
. :
muha mohamed kaamil ❤️😭👸
2026-11-06 04:06:38
3
Jannah👸❤️🫶 :
Wey adgthy in lahelo zxip wngsan oo isku dareen tihiiin aniga ahaaan waan heystaaaa waliba waan ka xishodaaaa zxip in aan dhaho waxaan soo wada qaadanay waqtiga ugu quruxda bdn Nolosheydah waqti aan jeclhy in dib aan in aan u helo fiican thy balse waqtiga diidaayo waxey garab iyo wehel ii aheyd waqti aan u baahnaaa ilaya hadda wlhi waan jeclhy in aan malin sidaaa ii garab istaagtay in aan kuu garab istaago weyna dhaceysaaa waxaasa kuu rajeenaa nolosha kuma xumeyso ina muhudiiin hasan wax bdn waan ku jeclhy gobaadeyyyyy waxaan jiilkiii igu xumaaa ka helay zxip wngsan oona ku farxsanhy in aad zxiptey thy waxaan kuu rajenaaa guul labada daraad mid aakhira iyo mid aduunba ❤️🫶
2026-11-06 10:00:17
1
BISHARO CADEY :
sxbtay ihaan
2026-11-05 19:18:24
4
DUCO QABE :
Waa shay qaaliya
2026-11-06 11:04:38
1
dhiibsane_A+👨✈️🩸 :
iid ahmed huseen ilahay zahip naxaristii janno hakaa warabiyo dadka intii zaxiptinimada qiimaheda garanayay dunida way kawada tageen🥺🥲🤲
2026-11-05 22:12:53
2
𝑆𝑒ℎ𝑎𝑎𝑚🪽 :
Wakhti ban si saxa u aminsana Oo ku faani jidhe Lkn mantay ereygas Wu iga dhamade🫡
2026-11-06 04:47:13
3
Mouna🕷️ :
Zhptinmda wax ka qlisan wli man arg gabdh gob ah ba iguso begmty oo xeerka zhptinmda wx katqna ❤️
naftada io rabigaga sxb ka dhigo qofka bini adamka wu is badali kara 🥰
2026-11-06 07:02:13
0
zahruuja141 :
xaqiii
2026-11-06 09:10:11
0
c/maalik cawil :
zxb wax ladhaho wajiro nin walba naftiisu lahal gamayaa [Fire]
2026-11-06 03:17:40
1
fadxa🫶💋 :
Silsiladi shptinimada wn dhaafney kelmada shp-na wn Kala xishoda wa naag beenisey dumarku shp ma galan,naaguhu nolosha iskuma quudhan halka iyadu ka fekerto xanuunkeyga, farxadeyda ,quruxdeyda io sn dumarka oo dhan uga qurux badnan laha abaalkeda mha mid aan Gudi kro ilaahay wxan ka baryaya sn aduunka ugu wada rafiiqney in an janada ugu rafiiqqno.🥹🥹🤲❤️