@kafeyadahir: Raiisul wasaare ku xigeenka iyo qaar kamida golaha wasiirada

Kafeya Dahir Ibrahim
Kafeya Dahir Ibrahim
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 15:31:23 GMT
44431
4541
42
119

Music

Download

Comments

abjet252
4B]ll|hi🫥• :
Ninka salah iyo Biixi u dhexeeya magaciisa?
2026-11-06 14:26:26
3
sadecw41
Sade Gesey🇸🇴🤴🦁 :
Qaranimo
2026-11-05 15:37:36
8
bosz.0
AHMED✨ :
Dalka odayasHan baa heysta 💔🥲
2026-11-05 22:13:57
27
puntlander1211
Abdullaahi🦅 :
Dowlad ma arkee rag xamaalanaya o shaqo tag ah baan arkaa✅️❗️🙏
2026-11-06 21:12:50
2
dh___ma.da
aŊᎠottè🎤📚 :
salax Ahmed jama raysul wazaare xigeen ali xoosh waziirka arimaha gudaha iiman biixi cige waziirka maaliyadda fartaag waziirka amniga Bashir goobe waziiirka deegaan io cimilada
2026-11-05 18:11:51
15
khaalid__indho17
Khaalid__Indho17 :
Dhashii sheekh isxaaq goor kasta iyo goob kasta sida u muuqda xamasha oo xaragooda hadad wax fahmi waydana hargaysa warqas cafisa idinka xigta 🤝💯
2026-11-07 06:18:01
6
qadro550
qadro55 :
asc somaliya hishiya walllo🙏💪💪 from glmg🙏🙏💪 oky
2026-11-06 06:27:15
5
seleh56
TARIQ🇸🇴 :
Dowlada socodka inta naga daysan somlia halis bay kujirta wlhi lkn ma ogidin fikira oo xal kena
2026-11-06 05:53:39
3
cabdirisaaqyare37
cabdirisaaq yare :
Hadal majiro miya
2026-11-07 14:25:01
0
jalaqsan43
faariqa🫠 :
socoddka
2026-11-07 05:41:16
0
thegreatabdullahi
The Great Abdullahi :
Dadkii umada somaliyed ladagey🥹
2026-11-06 16:54:40
0
abdule895
عَــــبْــــدُاللّٰــــه𓅓🍂📈 :
ani salax waa tageraa wlh mana aqaano sbbta ninkas siyaa sadisa seve waye
2026-11-06 08:50:09
0
bekerumerasqalani
AlAIAl :
2026-11-06 03:17:04
0
qadro550
qadro55 :
🙏🙏💪
2026-11-06 06:26:17
0
sulthan__07
𝐒𝐔𝐋𝐓𝐇𝐀𝐍🖤👑 :
canshuurteeni oo socota😭😂
2026-11-06 10:29:15
2
wajimuruq
waqti-lumis :
wiilsha direed waa dhex muuqdaan m,q
2026-11-06 06:43:30
3
yakeproduction
AhmeT B C R🇸🇴🦾✍️ :
i.a Anakuna markeenaa sugaynaa inaan wadanka madaxdiisa ka mid Noqono waliba isagoo sidaan ka hor marsan
2026-11-05 17:35:45
4
mohamedaomar69
Maxammad Cabdishakuur :
maxaa yaabkan wasiir beero maxaa ma galay Caleemasaar Hogaamiye maamul? waa layska socdaa uun.
2026-11-07 06:38:22
0
botan0937
botan09 :
socodkaan kii salad cali jeele shegay miyaa
2026-11-06 21:27:54
0
apdiadan4
Daahir yare :
intaas oo nin dalka dalkan madhaqajin la yihin gunimo waa maan gabobay
2026-11-07 06:28:14
0
abdikarimbishareye
abdi karim bishareye :
dadki wiilasya yaryarka iyo gabdhaha mustaqbalkooda kudheelay maalin uun sida nepal 🇳🇵 wax kadhacy oo kle wa niigu dhicidoona i A
2026-11-06 19:08:34
0
nuurdarman
NUURYARE 75 :
dawlad Magac uyaal ah soomaaliya meeshi ugu lidateey ayey mareeysa manta meel durbaanka qabiilka Ka daraan wasiiro igi sawir uun midhana
2026-11-07 09:57:24
0
shaafici.cismaan35
Biin Raage :
dulmanayasha isaaq
2026-11-07 04:34:48
0
ugaar246
ugaarsade :
xolaha umada Somaliyed iyo masakinta kuwan kumaqanyihin
2026-11-07 00:06:57
0
updalle45
Abdalle🇺🇲 :
wlhy wadankena wa loo yabaa wadan saboola waxba aan haysan ku wa talada u haya qadaadiic yar ay qataan ku faraxsanyihiin halka aduunku ku xisaabtamo wax soo saar madaxdenu labis iyo socod uun bay nagu so kordhiyeen iyo dawlad hebel banu shb la nahay War wadankan dib aynu u eegno.
2026-11-06 08:55:46
0
To see more videos from user @kafeyadahir, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About