@m.kaariye: @Taagsade Abaalkiinna Janno Alle ha idinka yeelo, walaalayaalow. Alle ayaa idinka dhigay sababta maanta farxaddan ay mar kale u soo laabatay. Weligey ma illoobi doono wanaaggiinna, garab istaaggiinna iyo dadaalkii aad bixiseen si faraddan dib loogu soo celiyo. Wallahi, haddii aan cimri helo, qalbigayga waad ku jiri doontaan, wanaaggiinnana ma illaawi doono inta aan noolahay. Abaalkiinna Alle ha idinka abaalmariyo, adduun iyo aakhirana kheyr ha idinku siiyo. Taagsade iyo teamkiisa Jiskalah #otherside #kaariye #somalitiktok12 #kaariye #somalichallenge @Kaariye✪
Kaariye✪
Region: SO
Thursday 05 November 2026 15:55:42 GMT
Music
Download
Comments
Maryama :
Lacag Kenya meqa waye
2026-11-05 17:25:24
12
suheip🇬🇧 :
noloshaaad maaanta ku jirtid Qof baaa raba inuu ku noolaaado Alx dheh Mar walpa oo ilahay u mahad celi❤️
2026-11-05 16:23:58
275
Lipan 🕷⚡️ :
Kariye abalkaga janO wlki
2026-11-05 15:58:58
71
Barre✅ :
Allow Janada adigoo qoslaaya gali kaariye 🥰 aamin soo qora
2026-11-05 16:02:30
10
Màyzààà⚰️🖤💔 :
Allow kaariye janada ku arzaaq
2026-11-05 16:34:57
17
Nuur Maxamed :
😭😭😭😭axax sorry
2026-11-05 21:31:53
0
🇸🇴🇸🇴🇸🇴 :
kalmada qalbigeyga tabaty hoyo ano xiran dhimaty manta wey lafarxi lahed allah hau naxariisto 😭 wll taagsade kheyr allah haku siiyo
2026-11-05 16:06:29
64
N 🎀 :
Qofki qof muslim ah kurbo ka fayda ilahay baa isna kurbo ka fayda Allahu akbar ☝️😭
2026-11-05 18:41:05
3
■M-QadaR :
Cimrigaga ilahey akudereyo sxb sida ugafarxisee ilahey akafarxiyo
2026-11-05 16:07:24
7
Taagsade :
MAHADSANID WALAALKEEY ADIGA HOWSHAN QABTAY LA AAN MA QABAN PAHEEN
2026-11-05 16:36:21
5
Abdiwali Vip :
M Allah Thnks you bro
2026-11-05 18:13:04
2
xidigta matan cabdoli :
bal maxa la ooyay walal tagsade mesha kasobixisay badalqer qaba alha koseyo walalkey kariye waxaw jecil yahay oo qer ah alha seeyo💔😭😭😭💔😭😭
2026-11-05 16:17:16
7
GACALO MAXMED🌻 :
alxm 🤲🤲🤲🤲
2026-11-05 16:11:33
4
arfonaden :
2026-11-05 16:07:51
2
siham :
2026-11-05 19:56:52
1
POSS ✋️ ⁷řəê pªlɛstıʼnê :
Allah akbar
2026-11-05 16:22:21
4
Abdihalim Ali :
😳
2026-11-05 19:40:29
1
🫂mss Amaal 💓 :
🥰
2026-11-05 16:07:33
2
queen 👑Wa :
amin
2026-11-05 18:45:29
1
🥀🫶🔥 :
muxu Dahay Hooyadey baa dhimatay inta mesha kujiray 🥹sorry Abowe ilahay hau Naxariisto Hooyo 🥹😞
2026-11-05 18:05:54
2
🇸🇴🇸🇴🇸🇴 :
kaariye saa oga farxisey allah hakaga farxiyo aamiin
2026-11-05 16:07:08
3
UFUROW WIINEY :
kaash allah
2026-11-05 15:59:54
3
🤴🏿乙卂ᗪ卂爪🍂 :
🥰
2026-11-05 16:06:34
2
umal :
Allah ku gargaro wll 😭
2026-11-05 18:37:59
1
miskicumar :
2026-11-05 15:58:31
2
To see more videos from user @m.kaariye, please go to the Tikwm
homepage.
© 2021-2026 TikWM. All rights reserved.