“Qaar waxay ka soo baxayaan iskuul iyagoo mustaqbal dhisanaya, qaarna waxay weli la halgamayaan sidii ay maanta u noolaan lahaayeen. Noloshu sinnaan ma aha. 😭💔”ee waa malinta labdeeda galin💔
2026-11-05 20:00:11
39
Phatxi🌟 :
Wlhie anigoo slad kaso baxy iga so horbaxy muqalkan wann uducyey inuu ilhy hadafkasto ay ledahy oo bila macsi ah midigta ka saaro dunida waa martoo maalin waa adiga malina waaa qayrkaa balse nolol qurux badan io farxd warta ku rajeynaya Huno❤️👸
2026-11-06 13:25:27
7
naجwaل🌷🎀 :
alloww nolasha uqurxi gbdhaa yarta🥺
2026-11-06 06:15:21
11
Ina Ahmett ❤ :
nolosha Allah hauqurxiyo
2026-11-07 22:11:33
1
G٤RNaLdo🇵🇹🐐🇨🇭🥲 :
hadeey taadu wacantahy qofboow taabtay waayuhu🥹
2026-11-07 08:50:33
3
Ŧᗩгحᗩᗩن :
rux dhacsanaya iyo rux lo dhiciyeyy🥺💔
2026-11-07 19:22:02
4
zaapo💞 :
qof wayaha wada qofna walid io ehel🥺
2026-11-07 18:56:13
4
To see more videos from user @op.00.3, please go to the Tikwm
homepage.