@itsmesteefan: Dadka ma kamid tahay?❤️💸.| .. #mohsen___cadeh🕊️🎧 #fyp #somalilyrics🌺😕💎 #jawi_bila🌊❤️🌴 #foryoupage❤️❤️

⋆ ⋆ M O H S E N
⋆ ⋆ M O H S E N
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 16:00:18 GMT
105497
12269
136
2385

Music

Download

Comments

muhan13477
༺𝑸𝒐𝚠𝒅𝒉𝒂𝒏𝒌𝒂♻️🇮🇷 :
anigu marki ba lacagta waban guba😂🔥
2026-11-05 19:05:12
167
ayeyokoris772
NaSiiBa🧚🏻‍♀️dhashi Arab🪨 :
Walhi ma nasto ila dhameyo mooye😂
2026-11-06 06:08:56
10
indhohaygu
in muxumad xasn 💓💋✌️ :
timat shid io shobin io cadar wan salmay[Tears of joy]
2026-11-06 09:25:23
0
inaya5a
عناية🪽 :
ani lcg hddey isoo gsho si fudud igma bxdo wllhi wn dhowra hddan rbo xitaa dhntda ka jaraaa😭😂
2026-11-05 20:30:11
23
araweelo.123
duniya :
Bro we are same 😂😂
2026-11-06 06:37:39
0
sucdisaidali
sucdisaidali :
Ani xita
2026-11-06 09:05:48
0
0.0.6.30
𝐒 𝐇 𝐀 𝐀 𝐊 𝐈 𝐑 ♾️💫 :
100$ isoogalay wax ila gubaa wayey ilaa xaly Wan sojeda😭😂
2026-11-06 07:54:08
0
boqorada142
Boqorada12 :
😂😂😂😂Xafada saniifa markay iga dhamato jeclada 😂😂🫣ilahow ka qari
2026-11-05 20:26:36
7
siman6344
siman🫶🌸 :
dadka indhah kama arko wa lay yaqan ba 😂😭
2026-11-05 20:17:34
10
asliyeeyy
🎀 :
Mishahrki ba iso dhacy Malmahn wad ila foxumaty😂😭
2026-11-06 09:05:38
0
nabuush06
Nabuush🦕 :
dhibka iheysto eh mba aqaan sida lacagta lo heysto ayado marki dhamate le arka😭😂
2026-11-05 19:15:35
12
ifka2218
ifka :
Inta sinti talefnka ku egahy maba nasan kari ani yab😂😂😂
2026-11-05 17:45:30
5
kafiso363
Nuura :
Gurigu ma fadhin karo warwar beyba igu dhisa
2026-11-05 20:48:20
8
itsmariam469
🪷 :
Anigu xita dadka I ag joga waxa ku fikiraa inan dhar intaa u ibiyo kadibna maqayad geeyo hadana wx malayacni ah ba ku dhameya kista anon xita naftyda wx ugu qaban gooniya 😭😭😂
2026-11-06 05:28:10
1
kartideyda4lll
🦢 :
Anu waan stress sa Wxn ku iibsada garan waaya 😭😭😂
2026-11-05 23:11:42
1
najmaupdyy
Najma🦋 :
malinta 5$ iso gasho ma jiifsado hurdo igama so dhacdo inan lacagtas dhameyo moye xasiloni ima taal😭😂
2026-11-06 07:00:34
1
landheere_sankatagay
ِ :
Anigu qofka suuqa fadhiya ee an waxba laga iibsan aya ka iibsada wax badan markasa dadka siiya naftayda maba siiyo
2026-11-05 20:05:39
2
marwooy5
Gabo ❤️ :
Aniga 1$haday isoo gasho wlhi toban jeerban tukaanka agtiisa kaso laabta aakhirka uxuunban soo iibsada markaas uunban 100bqhoyood yelanayaa 😭😂😂
2026-11-05 20:53:04
1
batuule1
🕷️ྀི𝑬𝒎𝒊𝒍𝒚𝒚🐍 :
ani mr hore tajir noqa lahaa ee lacgta io caloshe kalma celi karo😭
2026-11-06 04:25:33
1
qosolwanaag04
جيا :
waanakale😂
2026-11-05 19:06:41
1
ayeeyokoris460
Badrah👩🏻🕊️ :
😂😂
2026-11-06 07:43:34
0
ayana.suleiman
Ayaanna Suleimann🦢🖤 :
mlinka lcg I soo gasho malin kaas oo dhann wxn ka fikira saan u cuni laha lcgta io meshan ku bixin laha😭😂
2026-11-06 09:21:40
0
abdi1387
Abdi :
Anaa maanta sidaas ah hada iisoo dhacday magaal ka horay ka galayaa 😂😂😂
2026-11-06 09:50:27
0
naruuroy1
𝐍ꨄ︎ :
faraha I gubta ila aan mel ku ogado bahashas markay iso gasho😂😭
2026-11-05 19:27:28
1
ugbaadbintujamac
marwaad :
wlhi aniga saas ahey
2026-11-06 09:52:39
0
To see more videos from user @itsmesteefan, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About