@jokersomalia1: intaan kabadan qof lama qancin karo goobtaas wey shaqeynee wana gabdho alle dartiis wax ubarayo dadka masakinta ah adinkane alle kabaqaa oo dadkan hagaleysinina oo nimankan munafaqinta ah yee idin dambejin oo yee hub ahaan la idin istacmaalin hada garab ka geysan karto dadkas in ey helaan deeq wax barasho oo aad awoodo ina cawisan caawiya hadi kale iska aamuso dadkan cawianaya mamoyinkan an aqoon farta somaliaga haka hor istagina inmustaqbal lo dhiso insha aalh xaqa asiga dilaacayo alle ayana garab tagan gabdhahas #somalitiktok #jokersomali #faadumocureejigirlsschool #acting @strawberry 🍓

cimraan ⭐❤️
cimraan ⭐❤️
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 16:10:48 GMT
29865
3839
155
206

Music

Download

Comments

nasiibleyy556
strawberry 🍓 :
mahadsanid cimraan[Heartwarming]
2026-11-05 16:18:24
51
itsjanagale
𝐉𝐚𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐞/عَبْدُاللّٰهِ :
gabdhaha kaliya Miya Somali ah!?
2026-11-05 16:45:09
5
leonal939
1AZAD*🇬🇧🪺 :
I aamin projectigan meel ma gaarayo[Tears of joy]
2026-11-06 05:11:46
0
galoote1
𝑬𝑴𝑷𝑬𝑹𝑶𝑹.🚩 :
Nin rageed oo qurux badan uso qora yarkaan🥰🥰
2026-11-05 18:23:17
16
00685906..0
ᏟᎪᏴᎠᎪᏞᎪ-67 🖤 :
nothing is free wax free ah ma jiran
2026-11-05 19:25:32
10
gaameedle2
kamaal :
Aniga suaal ayaan qaba why meel dabolan ama qol ama hol wax loga baran wayey oo feed hoostisa loo aday wayo lama waysana Mel hool ah maxaa suashas lesku waydin wayey ilaahada ma an fahmin
2026-11-05 20:05:50
2
keyse772
🍀 :
meqo ayay ku siyen adna😂😭
2026-11-05 19:16:33
12
mooharetw
mooha boys 👦 💙 ❤️ :
views is not es🥰
2026-11-05 18:16:43
7
ramla1223
Eng Ramla👩‍💻 :
Mahadsanid Wll cimraan👏
2026-11-05 16:31:41
7
domanatic
¹𝔓A𝔘𝔏L*🫅🏿🇮🇱¹ :
Dumarku maxay faaido leeyihin horta🥰🥰
2026-11-05 19:58:39
0
miimiii559
miimii🌷 :
Cumraan mhdsnd wllka sharfanid🥰
2026-11-05 17:58:45
7
xaajicabdiraxmaanmclin
cabdi raxman macalin alshafici :
meshaan waa inaan gabdhaha ladhigto
2026-11-05 19:07:06
1
cotedivore2
Thiaw DILORENZO🚩🚩 :
50 leydu waxbarasho uma qalmaan🥰🥀
2026-11-05 19:18:23
2
unitedboy20
dalmar manchester14 :
abaal weyn baakuhayaan wll cimraan🙏
2026-11-05 17:20:03
3
cabdicaziik
ziizka 🕊 :
waa nigula fahmay arintaan 👈
2026-11-06 04:31:38
0
h.ali1265
Ali :
MAASHA ALLAH! ilaahay ha barakeeyo gabdhahan sharafta iyo karaamada mudan. hawl weyn ayay qabteen oo bogaadin mudan.😍😍
2026-11-05 16:19:45
1
genyada..xaradheere
xamda dheman💞 :
hal mid qof aan diin heysan oo asi wax barsho ubahan siduu dad wax ubara
2026-11-06 03:21:49
0
tom587766
T○Ni🇸🇱❣️🫶 :
NiO HaL Mar Lee Uso Qora Nin Nool Oo Qurux BadaN 🥰💔
2026-11-05 20:52:36
0
im_the_boss02
I'm_The_Goat🐐 :
wallkey Manta waa Adunyo Barina waa Aqiro ee Arintaan Adiga Shaqsi ahaantada Baaris ku samee ee Maamulka mesha waxba ha waydiin wayo Majiro Qof Ceebtisa Sheegayo🥺
2026-11-06 05:07:37
0
www.tiktok.ugcbushra
Bushra🎀/ugc creator :
cimraan wil aqli badan
2026-11-05 23:26:49
0
x1dig_
𝗫𝗜𝗗𝗜𝗚⭐️ :
Waa inoo beri iyo jawaabta muqalkn inshallah
2026-11-05 21:52:43
0
caashomaxamed8598
Caisha💖😍 :
mahadsanid wil[Heartwarming]
2026-11-05 21:44:14
0
dhool_52
WomeN 🚩🎓📚 :
abaal baanu ku hayna cimraan thank youuuuuu abowe🙏🏻❤️
2026-11-05 17:40:48
0
To see more videos from user @jokersomalia1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About