wlhi imaan bu leyhy walalkii o mayda ayu keeny ninkii dilyna issagoo nool bu keeny Alla kariim ilhaw ka dhinty u naxriiso cabdi waraba sanaagna ilhaw qalpiga u qaboji
2026-11-05 20:35:37
15
tOᗰ :
war ninka hla abal mariyo gobonimu sameye🫡
2026-11-05 19:41:00
11
ZuuG BaRi :
ninkaas waa Geesi gobonimo badan wuxu ilaaliyay sharafka dawlada iyo bolicka mchlh ninka hala abaal mariyo