qofkii ka amusa adna ka aamus wax weyn maha nolashdana horey u wado❤️😂
2026-11-05 18:00:39
1009
Faaya 💕 :
silent treatment silent treatment bay leedahy waxs ma wax wayn ah 😂😂😭😭
2026-11-05 18:36:22
35
unknow somali :
Zxpow hal dhip ihaysto
Wax kasta oo aan sameenayo hal qof inuu ogaado mar rabo, dabeecad noocas maxay noqon kartaa?
tusale: hoslpital uscodaa keligayga baxaayo, haduu qof iweydiiyana waan ka qarinaa meesha aan usocdo
2026-11-05 17:09:31
145
𝗞𝗛𝗔𝗗𝗔ⓡ 🅜. 😎 :
silent treatment analeh wa dabecad xum
2026-11-07 19:31:05
0
Chef Aboudi 👨🏻🍳 :
Qof walbo sidu kula dhaqmo ula dhaqan easy 💯
2026-11-05 23:05:19
358
@H👸 :
shaxdas wey i anfaceysa 😂
2026-11-05 17:48:19
195
محمد 🍂🤎 :
never skip top G
2026-11-05 17:03:38
164
Tunny :
3 years laigu haye
2026-11-07 19:41:27
0
️ :
qof iga aamusy inan la hdlo waba ii ceeb wlhi😂
2026-11-05 18:10:34
113
suhuur ali nuur❤️ :
sax wllhi
2026-11-06 18:44:06
0
kaath🌸 :
aamusnantu mrwalba xuman ama control mhan ee marrka qar mrkay wx isku cakirman wxa jira dad dhuuta ookalinimada jcl it's nt always abt control
2026-11-06 16:51:48
0
maamii22024 :
Thank you wa,kafaiidey bro
2026-11-06 21:19:17
0
totic45 :
Saxiix Wllkey
2026-11-07 04:57:47
0
Hamda xaaji🎀👸 :
ani waba lashekestabo qofkaas😭😭😂
2026-11-05 18:39:35
55
Tahia :
Some people go silent when they dealing with a lot mentally though.
2026-11-06 00:08:40
8
Fayza🇸🇴🕊️ :
Mxa qof inta igu tijaabisay ugu danbayn ayaga lee soo laabtay😅
2026-11-05 18:28:18
17
🎵 🎶 :
kawaran qof suu caadi u yahy markii bil camal caadi yahy maalin dhan iska aaamusaayo oo aan kula soo hadlayn ilaa maalinta kle la gaaro maalinta kle kula soo hadlaayo hadhowna bil ka dib maalin dhal la weynaayo what is that waa fahmi waayey
2026-11-05 18:08:25
19
Mylani2323 :
hadis isowaca kawarn bal bro
2026-11-05 18:49:36
55
Liibaaن :
Sida aan u fiiriyo qofka aan ku arkoh disrespect in uu igula dhaqmaayoh 😅🔥
2026-11-05 17:26:51
56
ASMA :
Sorry tan way igu dhacday
2026-11-05 17:13:52
18
𝘼𝘿𝙉𝘼𝙉 𝙄𝙉𝘿𝙃𝙊 :
Top G university waa ka qalin jabin rabaa
2026-11-05 17:36:55
13
Xaliye travel agency :
jaamacaddaan wa dhigta wana ka faa'iday
2026-11-05 18:48:10
9
𝑹𝒊𝒌𝒂🌬️ :
War ani maihysta 3 bil ka aamuse😂😭
2026-11-05 19:08:59
5
Adeec maxamed khayre 🥰 :
way sxbow hadaan 2022gii ku arki lahaaa way iifiicnaan lahayd waagii aan wacdiga aqrin jiray xaa iiqaban waysay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 lkn hada alx😁
2026-11-05 17:26:17
13
To see more videos from user @khadar_arwaax, please go to the Tikwm
homepage.