Isma dhaanto Maryaney puntland korontadeedu was very expensive 🤔
2026-11-05 18:02:52
10
abdirahman caawiye :
soomalia ganacsiga dhaliyarada uma fiicnaa oo sabab koronto qaali ah biyo qali nolol qali cashuur xoog ah jiid jiid
2026-11-05 18:55:30
9
arwaax🌬️❤️ :
Bosaso baa wax yar qimehedu wey jabanyihi 🥰
2026-11-05 17:44:44
59
sleepydy :
hargeisa kaalay
2026-11-05 19:21:03
5
🎀𝑁𝑜𝑢𝑟𝑎𝒉 :
Boosaaso wax kuu dhaama ma jiraan🥰
2026-11-05 18:12:20
20
kush kush🥰 :
Abyo bal shaqo isii melkasta oo aaatid wan kula guurayayee🥰
2026-11-05 19:20:25
4
Duca Qabe 🇺🇿🇸🇴 :
Wllo Garowe Banankeda guri ah intaa degtid Solar saar Korontada Garowe hada ayay raqis noqonaysaa
2026-11-05 18:05:39
55
H❤️🐎🐪 :
jigjiga tag wlashy
2026-11-05 18:04:48
6
🐋🇸🇴 :
Anigu Waxaan garan waayay puntland 365 ta maalmod ee sanadka qorax way joogta ee maxa solar power loo xiran waayay xitaa dowladu may solar ku badasho korontadan matoorka iyo shidaalka u bahan
2026-11-05 19:16:52
7
Mr Daacad :
never give up
2026-11-05 22:19:13
0
Qalpi Safi★🇸🇴🇸🇴 :
ani ahaan korantada puntland waa wada qaali lkn wxan ku oran lahaa Qardho fiiri dhul berashona waa ku wngsn yhy ma aqaan dadku sey u arkaan lkn waa fikirkeyga
Solar isticmal hda rabi china ama Korea products kuso sameyso mida kle abayo marketing waka lidata business 3 sano wo jira cana ma ahan borka inta iska jafto marketing xoga sar🤌🏻💕
2026-11-05 18:13:04
14
𝕪𝕦𝕟𝕚𝕥𝕒♠ :
welcome galkio 🥰🥺
2026-11-05 18:16:05
5
Caluuke Fuuq Nuur Dheeg :
Walaale machines ka waxaa ka Gubaya waa korontada tooska ah ee aad gelinayso, sidaa darted waxaa ku roon meel kasta aad tagto isticmal si khatarta korontada tegaysa ee misana soo laabanaysa ayuu ka difaacaya machines ka.
An Uninterruptible Power Supply (UPS) is a battery-backup device that provides instant power to your electronics when the main electricity fails or drops. It protects sensitive hardware like computers, routers, and servers from sudden shutdowns, data loss, and power surges
2026-11-05 18:05:05
5
Gurey 7🦨 :
hasoolaaban wll😁
2026-11-05 22:15:51
0
Su’di :
Aduunkii dhan baa qaali ah eddoo teedkle machine nada mlha miyaa qalab ka controla voltage ka dhexmarya ? Waxy kaa caawin in koronto dheeriya dhex marin machine da
2026-11-05 22:00:08
0
Deeqa degan ❤️🫀🐎 :
Lascanod imow qalbi
2026-11-05 19:00:51
2
m :
mogdhisho imoow soo dhawoow
2026-11-05 22:03:45
1
Mo Banz 💸🪙🇸🇴 :
Galkacayo, Qardho, Carmo iyo Burtinle
2026-11-05 22:23:14
1
To see more videos from user @maryamo_axlaam, please go to the Tikwm
homepage.