@ahmedabdikariee: Waxaan caawa hoygeyga caasimadda Dhuusamareeb igu so booqday wafdi ka socday Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, oo uu hoggaaminayay Hoggaamiye Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firidhye). Kulanka waxaa sidoo kale ka qaybgalay Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Dr. Aadan Cabdullaahi, iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada.
Ahmed Abdi Karie
Region: SO
Thursday 05 November 2026 17:17:21 GMT
Music
Download
Comments
Najah Hagar :
Qoorqoor hadan waqoyi bari u dhiibno kawrama
2026-11-05 18:38:52
73
📌 :
qor qorow agtada marti kuma nihin mahad sanidin rer galmudugow dadka kale wad noga duwantihin gulysta markasta 🫶💙🤍💚🥺🫡
2026-11-05 17:57:17
58
OZGI🐍🩷 :
😭qorqor my crush 😭😭
2026-11-06 08:18:13
0
Dhool🐎 :
Waa jcylka an u qabno qoor qoor Hadan nahay rer waqooyi bari guulayso markasta garabkaga nahay
2026-11-05 20:17:31
16
Safa Online 🎀 :
[Exclaim heart]
2026-11-06 03:50:35
0
GEESIYADA SSC 💙🐎💚 :
mnshallh gobonimo🇸🇴
2026-11-06 06:46:23
3
Nus Coffee ☕️🐎🐎 :
Rer Galmudug wa dad goba❤️
2026-11-05 19:24:17
6
ZuHuuR⭐️🖤 :
Ahmed abdi karie qoor qoor madaxwayne sharfan oo karaamaysan 🫡💙
2026-11-06 06:41:06
1
Yasin :
madaxwaynaheeni qoor qoor shacab iyo dawolad hadaan nahay reer waqooyi bari abaal weyn ayaan ku hayna mana gudi karno runtii lkn waa ballan intaa siyaasada ku jirto macaaga ahaano.
2026-11-05 18:54:35
11
maankey🇸🇴🤝🏴 :
aabe qoluubteena kama baxaaysit guuleyso👑@
2026-11-05 17:23:20
9
Lamia🐎💜 :
Galmudug somali iga dhaw ❤️
2026-11-05 20:17:48
4
Khadar cisse :
wn ku tageera wx badana wn ku radiyay lkn inta abaal inoo gashay hada reer galmudug nahy ma gudi karno abidkeen mhd snid wxn jcln lahaa mid federal inaad inagu matasho qof ka mudan xil sooma donin abid madaxtinimo qaranka👑👏 🇸🇴 guuleeso
2026-11-06 05:36:47
1
Timmo🖤 :
Ahmed kaariye qoor qoor nin culus 🙌🏼🤍
2026-11-05 18:32:05
2
Ahmett 📚 :
madaxweyne ahmed Qoor Qoor Lejend👑💯
2026-11-05 19:35:14
2
🌷 :
M/w❤️
2026-11-05 19:28:00
1
Gunta gumeesato :
madax weyne Qor Qor anaga wali madax weyne baa notahy
2026-11-05 23:16:32
1
abrahmaan :
2026-11-05 18:26:15
1
💙Abuudi🇸🇴 :
2026-11-05 17:21:53
1
Yusro Luuza :
2026-11-05 18:15:42
1
💙Abuudi🇸🇴 :
2026-11-05 17:20:48
1
JoKeRKA🇸🇴 :
Axmed cabdi kaariye qoor qoor guulaysoh aabe waan ku taageeraynaa I.n madaxweynaha mustaqbalka somalia baad noqon dootaa waanna kugu taageeraynaa 🫡🐎☝️
2026-11-05 19:09:45
1
EL Master1️⃣7️⃣ :
mahadsanid madaxweyne🫡
2026-11-05 18:23:22
1
qadro55 :
🙏💪💪
2026-11-06 05:33:36
0
hodan👸 :
2026-11-06 06:03:41
0
mss🎷🎾🇸🇴🐎🇵🇸 :
tani wa tarikh🎉🫶
2026-11-06 08:47:18
0
To see more videos from user @ahmedabdikariee, please go to the Tikwm
homepage.