@ilyaas_lucky: waxaa markii ugu horeysay lagu xukumay 5 sano Sannadkii 2009-kii, xukunkiisa waxaa loo kordhiyey 15 sano. Markii uu dhammeystay muddadii xabsiga, lama sii deyn, waxaana sannadkii 2022 lagu xukumay 8 sano oo dheeraad ah, kadibna 17 sano oo kale. Sidaas darteed, wadarta xukunnadiisa ayaa gaartay 40 sano oo xabsi ah, allow soodaa. #fyp #foryoupage #foryou #somalitiktok #fypシ゚

إلياس _lucky🇵🇸❤🩸
إلياس _lucky🇵🇸❤🩸
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 17:31:26 GMT
16717
4715
70
325

Music

Download

Comments

ayeshli3
𐙚 𝓛 Lunelle 𐙚 🦢🤍🪽 :
lkn hada wuu dhintay soo ma aha
2026-11-06 09:02:34
40
rafiq_islamic
Rariq Media :
Allah ha ciqaabo adduun iyo aaqiro kuwii dulmiyey sh qalid alrashi❤️💯
2026-11-05 17:56:59
66
asya020693
ayah :
xagee ayuu kuxiran yahay walaaala yaal?
2026-11-06 07:17:57
8
haydar.mohamed82
MUCAAD MAXAMED 🇿🇦🇿🇦🇿🇦 :
ilaahayow kasoo furo
2026-11-06 16:08:01
1
queeniito
Queen diamond :
ilaahay ha ka qabto cadawga isku bahaystay 😥
2026-11-06 06:39:56
8
abdullahizaad08
Zaad08 :
ilahay haka soo furto [Crying] isaga oo keliya ma xidha qaar badan baa loo. xidhay sidaan maqalay
2026-11-06 17:24:17
1
axmedkhimani
ahmed edit ⚡️🎯☔️ :
cajiib aduun waataas 🥺
2026-11-06 15:37:04
1
zakicarab0
zuperzaki :
cid ka nasiib badan maba jirto haduuba difaaca nabiga scw uxiranyahay abaalkiisa illaahay januu kadhidoona insha'alah
2026-11-06 00:27:49
9
mrmuhudin
MR AHMED :
waala soo daayay ilaahey cimrigiisa habarakeeyo
2026-11-06 18:08:06
1
user74965092
adoonkii allah :
أمين يارب العالمين
2026-11-06 18:49:47
2
cali_yare35
CALI YARE 33_🇸🇴✔️🔥 :
scw
2026-11-06 10:24:37
3
mahamutt919
mahamett🤴 :
allahuakbar
2026-11-06 11:45:35
2
amina.ibrahim7034
Ñasra Bintu Ibrahim :
صلي الله عليه وسلم 🥺🥺
2026-11-06 18:39:38
1
manoow5073322
manoow5073322 :
sh qalid aloow koofur 2008 ilaa hada
2026-11-06 08:27:46
1
n44s3r45
Naasir :
sallaahu calayhi wasalam
2026-11-06 11:20:33
1
mriconic201
Mr iconic✅️ :
scw
2026-11-05 17:49:41
10
amiiral.quluub
🌸amiiral🌹 quluub🌸 :
scw🥰
2026-11-05 18:21:50
3
gabarsomaliyet
qalbi wanka 🧕❤️ :
scw scw
2026-11-05 19:18:46
2
wihzak0
k00000 :
aamin
2026-11-06 13:29:13
0
cabdifitaaxbashiirxasan
Cabdi Fitaax :
Aamiin yaarabi
2026-11-06 17:00:30
0
xamda.quraysh
عائشة 💟 :
الله المستعان
2026-11-06 19:25:47
0
adon.alle149
apdiqadir 👳 :
scw
2026-11-06 20:26:06
0
cabdulaahiyahya
Cabdalla cazzaam :
scw
2026-11-06 20:09:27
0
wiilkafarxada57
moha dacad :
ilaahey cadawga haka soo daayo
2026-11-06 20:30:30
0
kaafiyo.khaalid
0.0.0 🇵🇸 :
iLma Al sacuudi ilahow dadka muslimka ah ka Qabo Aakhiro Waxaa yaalo xisaaab weyn 😭💔
2026-11-06 13:35:47
3
To see more videos from user @ilyaas_lucky, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About