awulaad in la dhalo faaidada ay ledahayy wataas ilaahowu udaa 😭😭
2026-11-05 18:37:37
3927
haku hadlin :
muhimadaa ah wligaa rag %100 haka shakin
2026-11-05 18:17:09
312
UMU ARAGSAN🇦🇹🥰 :
Waaa hdl fican hooyo anaa mar walba garabkaga taagan
2026-11-06 11:05:25
9
Queen duco :
[Crying][Crying][Crying][Crying]erey lala dhigo wlhi ma jiro hoyo mar walba ana garabkaga tagan allow u xafiid o u korii allow dhib haka tusiin ya rabii ilmahedo dhan
2026-11-06 11:54:53
1
ᗰᑌᑎIIՏᕼᗩ ✂️👗🪡 :
awlaad waa nimco aan lasoo kobin karin illahow intii hesatana udaa intii aan hesana sii ku baariya🥹❤️🤲
2026-11-05 18:34:22
198
maryan 👸❤ :
gacal maheysti lkin gacaley ba rabi isiyey alx[Heartwarming]
2026-11-06 11:43:20
0
𓍯⚘ :
Allahuma barikk mommy❤️
2026-11-05 18:03:36
357
🎱 :
I’m crying ❤️❤️❤️❤️
2026-11-06 11:50:39
0
Ifka💎🦋 :
Hooyo Anaa Mar Walpa Garabkaga taagan❤️😭
2026-11-05 20:47:37
32
qadan m c l :
Mar walbo aan gabdhan iyo ilmaheeda arko waxan soo xasuustaa nin gacal ma galo ee gacal ayaa laga helaa masha allah allehakaga dhigo kuwii ku an faca
2026-11-05 18:55:04
64
🫅🫅🫅 :
wlhi asooo intaan ka yar ayan maalin waxn niyda ka dhahay malin ayuu hadalkiisa iyo xoogiiisa Ku Ciilbixi doontaa gabadhaan alx Manta Wakaa leh HOOYO ANA GARABKAGA TAGAN MSHA ALLH ABTI
2026-11-05 18:50:04
34
Princess 🔥 :
Laxadkagi wye wllhi m.a allah ku daysto❤️
2026-11-05 19:15:45
52
fathi☕️📚 :
alla m.a maso u dhahay hoyo mar waliba ana garbkada ❤️alle hakula koriyo walhi ilahy kumosan dayacin marna 🥹🫶
2026-11-05 18:04:21
74
Nasriin🐎 :
ilhyow u daaa[Crying]
2026-11-06 11:47:21
0
Sudus👸 :
m.a hooyo marwlabo ana garab kada waa hadal weyn😭😭I.n mardhowna waxyabo kabdanbu ku qabana waa cnug fican oo tarbiyo le m.a🥰🥰
2026-11-06 06:40:51
5
𝐄𝐥𝐢𝐚𝐧𝐚 🇹🇷🦋 :
Hooyo mar walbo ana garabgaga tagan marku dhahay wlhi ilina igu so istagtey allahuma barik❤️🥹
2026-11-05 23:30:38
5
StressfreelifeThankAllah :
Allahumma barik 🦁❤️🫂❤️
2026-11-05 18:48:23
7
Rina :
Ilhyow geesi garab tagan uka dhig😭
2026-11-05 20:57:44
23
Umu SamSam🩷🤱 :
masha allah allah kuu xafido
2026-11-05 18:06:21
12
shanana411 :
qofka aan marna ku nacayn kaa caajisayn si kasta 10sano hadaa sariir saarantahay marka waalidka lagasoo kaco waa awlaadaada allow awlaad baariyaal ah nasih🥰
2026-11-05 18:47:24
14
hanan💐👸🏻 :
ya is la zxb na 💐
2026-11-06 05:30:58
6
:
allhu Barikk allah ku xifdiyo waa wiil yaro fariida m.a😭❤️❤️
2026-11-05 18:39:10
9
To see more videos from user @xaawo.muxudin.cali, please go to the Tikwm
homepage.