@moha___770: Maxaa ku diiday inaad la hadasho qofka aad mar walba niyadda ku hayso? Ma kibir baa, cabsi baa, mise waxaad ka baqaysaa in hadalkaagu uusan sidii aad rajaynaysay kuugu soo noqon? Mararka qaar qalbigu wuxuu jeclaan lahaa inuu hal eray maqlo, maskaxduna waxay ku mashquulsan tahay xusuusta qof aan agtaada joogin. Waxaad rabtaa inaad wacdo, inaad fariin u dirto, inaad weydiiso sida uu yahay, balse wax baa kaa celinaya.Waxaa laga yaabaa inaad sugayso inuu isagu ku soo raadiyo, ama aad ka daashay inaad mar walba adigu bilowdo sheekada. Waxaase ugu xanuun badan inaad qof maalin kasta niyadda ku hayso, adigoo aan garanayn inuu isaguna mar uun ku xusuusto iyo in kale. 🥹💔Mararka qaar hal fariin ayaa qalbiga farxad gelin karta, laakiin aamusnaanta dheer waxay qofka baraysaa inuu sugo wax uusan hubin. Waxa kaliya ee aan jeclaan lahaa waa inaan ogaado haddii aan weli meel kaga jiro qalbigaaga, sida aad adigu meel uga leedahay kayga. 😭🖤
M͜͡A͜͡J͜͡A͜͡B͜͡E͜͡
Region: SO
Thursday 05 November 2026 18:04:16 GMT
Music
Download
Comments
Asturan🧕 :
aniga dumar baan ahay xishood baa iceliyay anigo rabo ina waco hadana sida aan rabo uhadli karo lkn jcylkii waxa dareemay inu kaligay iku yhy wan iska daayay haduba maqnashayga isagu faraxsan yhy😭💔
2026-11-05 22:53:16
106
Susan ❤️👸 :
Weli waan jeclhy laakin mar dambe Nafteydu uma dhawacyo qof aan i aaamini karin wixii tagay waan katagy Mustaqbal keygana ilaahey ayn udhibty 🥺
2026-11-06 03:52:29
45
LiOneL MessE🫶🇰🇵🔮 :
isku fasal baanu nahy😭😂
2026-11-06 14:50:47
5
wwwpp.r :
weey idhaawacday [Teary eyed][Teary eyed][Teary eyed]💔💔
2026-11-06 19:20:02
0
user5985231273601 :
Inaan la hadlo Wn jeclahye hadan Waco tallefankiisana wuu i ixtiraami si qurux badan ayuu iigu sheekayne inaan wacaye xataa idareen siin maayo qosolka farxada io an tiisa Lkn dhibka jira ayaa ah imasoo xidhiidhiyo aniguna wxn is dhahaa faraha ka qaad Lkn ma awoodo😢
2026-11-05 19:59:00
28
ina ahmednur :
jcylku hadu dhankada uun yahay maxa xala?😳
2026-11-05 19:37:19
23
MSs~Mudug :
Goaan buu iga qaatay Anoo u baahan miyaan khasbaa marka waa maya xasuusta xanunkeda Aan isaga nolaado Maalin un wan Bogsan🥺
2026-11-06 09:01:44
11
💔🥹 :
cabsi[Crying]
2026-11-06 18:19:39
0
mss Haylaa🇬🇲💓 :
dhawac iyo xanuun aya kasii qadaa
2026-11-06 21:18:51
3
Ayan pilan 🦋 :
Naftda ididy moye🥹✍🏻
2026-11-06 18:23:44
0
dashi samaron ❤️❤️🩸🩸 :
wan Daley😭
2026-11-06 18:09:15
0
miss jacayl :
wax iga hor taagn ma jiiro lakin waxn is leeyahy hadii aad wacdo ama farin u diirto hadaal ama farin qalbigaga dhaawcasa ayuu ku ooran sidaas darteed ayan iska Amuusanhy waayo qofka Aadmiga ah hadii meel nabar yara ka gaadho o ay damqato xanunuka badan ayuu maraa sowmhan Maraka waxn is leeyahy hadii aad wacado hadaal qalbiga damqa ayuu ku dhiihan e kaliya niyada ka xasususnow un 💔😭🙏
2026-11-06 05:57:24
12
Strong women 🤍🎀 :
Wayo maskaxdayda ayaa qalbiga ka adkatay
2026-11-06 05:11:53
6
ssc khatumo :
hadii u iga fogaday isga oo cafiimad qaba ma jiirato sabab aan u radiiyo lahadal kiisa lkin wali wan jeclhay
2026-11-07 04:34:59
1
riyaaqa reds🇸🇱🫡🫶🏿 :
wuu aamuse ane waan aamuse waa intaa
2026-11-06 11:17:35
1
libaxa geeska :
waxan sugaya wakhti ku habon oo an hadiyad oga dhigo inan ka baxay duruufihii ay igu baratay oo an guul taganahay oo waxa iga dhiman uu yahay in aynu midayno adi iyo ani
2026-11-05 20:19:10
5
Maryama Ibrahim❤️❤️❤️❤️ :
wan jecelhay lkn marka is dho how na hadal hadal xuna igu jawab ani qalbig dhana oola cayo had ma radiiyo aniigo jecel iska iin dha tiir😭😭😭😭
2026-11-06 15:54:03
1
hana👸🇪🇪 :
isaga diday 100 mar io kabadan buu block isara nacayibku iqabo herkas bugarsiyey Anna isagan adunka ugujeclahy 💔😭
2026-11-06 09:33:02
1
abdirisaq sandhere :
jeebka ayaa iga xun
wadankana noloshaba iska adag
allow faraj khyr qaba noo fur🙈🙏
2026-11-06 20:04:29
3
queen salma :
Waxan kabaqaya inu ilahadliwayo
😢😭
2026-11-06 21:21:30
0
Qaazim Muze🦁✅️ :
wey hadal kulushahay 🥹💔
2026-11-06 12:04:17
1
naju xaaji :
waxaa ii diday niyada qofka an ku hayo inan la hadlo qabri buu ku jiraaa ⚰️😭
2026-11-06 16:18:49
0
silent killer🤬🤬 :
ugu danbayn anu waan la hadlay guulna waan ka gaadhey
2026-11-07 07:35:27
2
qaliyey👸 :
u ika gabsady wn awodi waye ina lahdlo waxn isku dayaya ina ilawo wn ilawi lahay🥺
2026-11-06 08:46:21
1
To see more videos from user @moha___770, please go to the Tikwm
homepage.