@gabarsoomaaliyeed: Shalay waxaan bulshada kaamka Danwadaag gaarsiinay adeeg caafimaad oo muhiim ah, anagoo ka qayb qaadanayey bixinta adeegyada caafimaadka ee la xiriira cudurrada haweenka, cudurrada guud iyo cudurrada maqaarka. Waxaan bukaannada siinay baaritaanno, daawooyin ku habboon xaaladahooda iyo talooyin caafimaad oo ku saabsan ka-hortagga cudurrada iyo ilaalinta caafimaadkooda. Caafimaadku waa xuquuq aasaasi ah, u adeegidda bulshada iyo gaarsiinta adeeg caafimaad dadka u baahanina waa masuuliyad iyo sharaf weyn. Caafimaad wanaagsan waa bulsho wanaagsan. #DrKafia #womenhealth
Dr Kafia Ajab
Region: SO
Thursday 05 November 2026 18:20:01 GMT
Music
Download
Comments
sagal official. :
boqorda ilhy haku xiftiyo hooyo mcn ha unaxaristo
2026-11-05 20:43:35
0
To see more videos from user @gabarsoomaaliyeed, please go to the Tikwm
homepage.