@zakizaam4: USA 🇺🇸 only😢#unitedstates #foryoupage

ZAKI.ZAAM🇺🇸👑
ZAKI.ZAAM🇺🇸👑
Open In TikTok:
Region: US
Thursday 05 November 2026 18:34:32 GMT
41245
3632
337
1191

Music

Download

Comments

ahmedheria
ahmed heria NY :
Malinkaan America imaaday Garoonka newyork jfk kasoo dagay baa farxad igu danbaysay umad wax walba haysata hadana bal kaalay farxad gado meshan nin ducaysan mayimaado
2026-11-06 03:26:22
179
dhameysdumar4
Dhameys dumar :
Hadii Ragi sas u cabadayan anagana Maxaa sheganaa 🤔😂
2026-11-06 00:06:45
115
harunmacruuf8
I’m Harun💆‍♂️ :
Walii sixray adoo dhihin yaa is gaaray welcome sxb 😂
2026-11-06 01:57:48
20
abdulaziiz232
ABDULAZIIZ_opp🇺🇸 :
God bless America 🇺🇸 saxiib yes shaqo shaqo 💯😂
2026-11-05 23:50:38
54
ubaxdegan03
ubah :
habo maxaa ku daray anigoo 52 jir ah oo wadankan 33 sano aa shaqonayaa waana ku farax sanahay adiga oo saas u yar aa cabad bilowaday shaqayso
2026-11-06 01:44:49
33
zakariye.abdi024
Zakariye Abdi :
Really pro 👍
2026-11-06 17:54:41
2
its_me_salmoy
its_me_salmoy :
America hdn jogo mxa ani frxd iga galay pal 😭😭😂
2026-11-06 09:36:02
1
mo_ha090
Moha_q :
Wallhi ben mahan sxb wasexane xisabtas meel ee kadhimantahy[Tears of joy]
2026-11-05 23:37:44
6
misaanka.culus11
single intelligent :
shaqo inan ku daalo ayan rabaaaa ani
2026-11-06 07:18:29
85
somalinimo_252
زهره 🌸 :
Ilahay ha no sahlo Walahi America dhibka iyo rafadka yaalaa 😢🥹
2026-11-06 07:24:16
9
wllka.wen1
((Black🇸🇴)) :
hadaan tagi laha every day waa shaqen lahaa😂
2026-11-06 11:22:33
9
abdimalik149
WiiLka QARANKA :
War zhp KaLigay baa modayee 🥺🥺🥺
2026-11-06 00:16:39
11
kowsarllovemyself1
don't call me📵 :
l am tired [Crying][Crying]
2026-11-05 22:30:17
16
suldan____caqil0910
suldan :
Wlhi aniga midas kula qabo nasino wa is deyneesan lakin alx aniga iska fadhiga cudur ii ah ina camal qabanayo lee ku cafimada
2026-11-06 10:32:13
7
ozkaa03
Abdifatah :
Same bro maalin inaad nasata ayaa ah waxa ugu weyn
2026-11-05 23:52:07
30
asharaf247
Abdirahman :
5 Malin shaaqo 8 saacadood miyad saan oo dhaan u calalaysa Marka 🤔
2026-11-06 10:34:11
5
nothingisimpossible344
Nothing is impossible 🇺🇸 :
Sxb anaaa ii hadashey wali wala iso bili jirey raxo ku jirey hada walaladey wan uduceyaaa wlhi dhibka meshan jiro daal an dhamad laheyn
2026-11-06 02:54:58
6
adamsyare
aarka somalia :
calaalka jooji america 16 years shaqo ku bilaabaye alx manta 37 jira, shaqada waa cafimaad bro under 30 hada calaacal ku bilaabtaye america joogi ka rabta sxb
2026-11-06 03:40:32
5
neverbackdown9
GGMU✌🏾 :
Waa lagu wada jiraa bro but No free money 💰
2026-11-06 00:00:10
5
farxaanahmed44
Färxäǎñ Æħmēď 🇺🇸🔱 :
Mareykan maa dhahde adeer paycheck to paycheck aya dhaha meeshan mana xanuunsan kartid waliba hadaa ree night shift tahay
2026-11-06 12:48:26
1
ak.savage22
AK Savage :
Wan kula qabnaa 😁😁
2026-11-06 17:14:59
2
h.abdi314
Hamse🇺🇸 :
Yaa isgaaray sxb 🤣
2026-11-06 14:37:13
2
sd_ky
SD 763 :
Working all 7days
2026-11-06 11:39:02
2
natashaappe84
Naسteho❤️🥺👸🏻 :
Anah waxa iga heyso yaa ku geeyo sida aan hooyadey mcn meel u fadhiisiyo Allahayow ii rumey insha Allah maalin waa tagi doona haddii ay geerida I ilowdo inaha Allah🤲🏽😭
2026-11-06 14:49:14
1
To see more videos from user @zakizaam4, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About