123k oo war lee raadineysaa illhow wadankeen io dhalan yartuba shaqa sii xasbunallah🤣🤣
2026-11-05 20:43:55
0
Karti badan ♥️ :
Waxabaa igu leh ramla abaheed maah 😂😂😂😂😂
2026-11-05 20:38:57
0
Fj📚💃🏻 :
Dee ninku wuxuu yiri gabadha waan qurbo siraystay qurbo sireedkuna waa Mid waalid ka laga qariyey SubhanaAllah gabadhu ma soo hadasho hadaysan waxba isku ogayn oo dhahdo ani ninkaas ma aqaani