@shafka_birta:

Shafka birta nool
Shafka birta nool
Open In TikTok:
Region: GB
Thursday 05 November 2026 22:47:55 GMT
180793
19340
820
7527

Music

Download

Comments

asad.jaabiri
ASAD JAABiRi🗣️ :
War maka seexana muslin matahy😂😂😂
2026-11-05 22:49:56
977
beenmashegto
Kaldeeqa👸🦋🌸 :
Sidaas hda u duceesan waliga wax ma jeclaan i aamin 😂😂
2026-11-06 00:05:37
1468
shakiira585
Nwl😍 :
Ani [Tears of joy]
2026-11-07 15:36:48
0
deeqoladan7
Suldaamada👸 :
wali intaa tiri allow haduu khayr igu jirto iisahal hadana eraygaas ma ka shakiday oo maku ekaatay allow ii sahal siwalba uu yahay maxaa jab somarnay[Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-06 13:01:09
62
mzysa7
Mzysa :
haa walh[Tears of joy]
2026-11-07 05:54:25
0
naag860
AfnaaN☪️ :
Kii sidaa aan odhan jiry aduunkn ugu necbhy imika
2026-11-05 23:39:05
275
umuamalanfac
كلتون⚘️🌬 :
kaltun tagtaye ilow shafkow
2026-11-06 06:28:18
14
hageegat
muna💖 :
aniga iminka sida laha walhi😂
2026-11-06 05:52:35
63
sagaleyyyy01
🦢 :
hadan duco iyo habar isku darin ma adba arky jcyl😭😂
2026-11-06 00:34:35
40
4.9.0.6.7
Qolofeyyy🗿🏴 :
Alla dhibatadaan kaligey baan uheystee ma ila qabtaa😭
2026-11-05 22:52:16
157
miiraa757
Nimco :
😂walahi midbaan ku ducaysan jiray waxan ogaaday inaanu khayr ii ahayn ale ha cadaabee waliba waa usheegay wakugu ducaystaa ban idhi
2026-11-06 09:15:34
9
munocadey82
@💘muno Cadey 🦋🥀 :
[Tears of joy]
2026-11-06 17:45:38
0
xayat70
Faay jesto 👑👛🦋 :
Kawaran marka kuducey sanaye ilmo ana asiabe u yahy ina dhalo mantana ilahow idhafi aan ku haayo😭😂
2026-11-06 06:04:51
5
ayeeyo106
♡ :
inta wareeray ba ano sujuudsan dhahay yaarabbi hbelkaas wjeclahy hduuna iarabin qalpigayga kasaar hduna qeer i eheen😭 hadan wxyar kadib dhahay ilahow isojeedi ala wareer badanaa
2026-11-06 15:55:54
7
hamdahimilo1
maqsuud 🫶💓🥹 :
Ala any igu dhcdy inn inta salad tukdo ban labo rakco kuducesta labna habara lkn hda mhn 😭😂
2026-11-06 06:00:55
6
najmiitah34
I S A B E L L A H❤️👸🏻 :
team dhafar so shita 3:02😂😂😂
2026-11-06 00:03:04
5
richhestmuslims1
🫦 :
war maxaa iga rabtaa kaltuun miyaan maqlay[Tears of joy]
2026-11-05 23:19:29
9
xanaan980
Xanaan :
duco iyo habaar isku jira 😁
2026-11-07 07:34:24
2
lama_helan61
🌸dhelitiran🦕 :
xalada hda kujiro😭😂
2026-11-06 07:00:22
6
laara__99
_ :
Mntuun bn ogaadey inaan wligey wax jeclaan [Tears of joy]
2026-11-07 09:30:42
2
sakaria_ahmed
Sagta 🔛 :
is not funny, this is the reality 😏
2026-11-06 16:08:59
1
macowhp
𝔼𝕝 ℍ𝔸𝕁𝕀 𝔹𝔸𝕊ℍ𝕀 𝕄𝕆𝕎 :
wlhi mar baan saan ahaa lkn alhamdullilah kolay qofkii jaceel soo maray waa arkay
2026-11-06 19:53:44
2
ina__apthi0
cawo apdi :
ninkaygii hore ayaa wuxu yidhahda ilaahow wan jecelahay kama maarme ilaahow isoo celi oo garansii inaan jecelahay hadana marka qac ka yeedhsiyo wuxuu yidhahda ilaahow qalbiga iga reeb oo jecelked iga saar oo uu ihabara hadana marku cadho baxo ayuu ila Soo hadlaa markaasu yidhahda iga rali noqo ilahay ha ikaa Soo dhaweeyo wan ku qoslaa uun[Crying][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-07 06:27:01
0
mishtii831
Udgon👸 :
hadaad sidaas u ducuysan wax ma jeclaan🥺😂
2026-11-06 12:30:50
0
rapunze
hayfa nuura♥️ :
alamaxaa sidaa sameya igaba madobee
2026-11-06 12:27:19
1
To see more videos from user @shafka_birta, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About