@0.00.0.923: yan laysku firsan😂😭

0.00.0.92
0.00.0.92
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 06 November 2026 06:06:37 GMT
16192
2614
35
697

Music

Download

Comments

amalnorbook0
Amal Nor Book 📖 🧡 :
ana arkay walhi ismago mogis le ka ledahy😂
2026-11-06 14:16:19
80
jeerta6
Jeerta🌿🦛🌹 :
Kwaran hada ilhye darti iskubarano🥺😭🥺🥺
2026-11-06 19:45:08
1
nimcoabdi139
NIMCO ABDI ❤️ :
wlhi waa runteeda😂😭
2026-11-06 17:54:49
28
janaa7853
Индхосc🍃🇰🇿 :
been maha qaladadka bis isoo baxo 😂😂
2026-11-06 19:13:41
3
ruunjanohh0
RUUN🩷 :
Wllhy been ma aha waaba naca wax walbana uu sheego xita xumaan le ufahma 😂
2026-11-06 17:53:22
4
ina...ali1
phaتma🖤👸🏻 :
wn u firsade ase 1000 qalad iga so bexen 💔😂😂😂😭
2026-11-06 17:52:13
0
inamxamed
ikranita🍂 :
Wllhi waba run aniga waba iska dayay ina qof ufiirsqdo🤣😂
2026-11-06 18:04:21
2
umuhadia2
ina Abdirashit :
wllhi warn
2026-11-06 18:39:38
0
baajah29
~D£ɛR4Ɗ!¡¡¡《》YaRreyYd🪷•°♥︎☆* :
9⁰ka Ina Mahamuud qaalipay waan kuu fiirsanaa wax khalad ahna kugu ma arag allahuma paarik ilxun kuma aragt0 Haß0
2026-11-06 18:30:42
2
saynaa01287
Luvvv✨️💅 :
ani qof hadaan mar ufirsado wa bis qaladkisa Oo daan ayaa iso baxaya yb
2026-11-06 19:56:29
1
4.9.0.6.7
Qolofeyyy🗿🏴 :
Anigu waxaan horay ugu socon wayey waa ufiir fiirsiga ileen😳😭
2026-11-06 19:02:09
1
cawitoh123
Awo🥰 :
Wlhy wa run 😂
2026-11-06 19:49:21
0
asmamustaphe1
gaabo 🌹😋 :
qofka hdaan ufiirsado waan nacayaa wlhi waxa ii fiican inaan ufiirsan oon wanaagiisa oo kliya arko[Crying][Tears of joy]
2026-11-06 13:33:37
17
fariidacad
Farida :
Mugoo waa ufiirsada ani
2026-11-06 19:25:42
0
heart.........3
♡ :
Wan ufirsada wa sabbta dadka qaar ila xumadan marka ufirsado anno marna la xamasadesny😂😭
2026-11-06 19:46:26
0
hayaatina2
HAYAAT❤️ :
Sax wye wllhi that’s why aan ugu amusaa wax kasta 😂😭
2026-11-06 19:44:34
0
barwqa4
Ṣ̌aparin :
Qaldkiis waxa aheyn ma waa rabow😂😭
2026-11-06 18:48:36
0
inaalii58
Kuma aqaano8 :
Waad nici wlh😂
2026-11-06 17:42:56
0
shamso2021
Elena11 :
been mhn😂😂😂😂
2026-11-06 17:52:58
0
hibomohamed45
👸♥️ :
😂😭
2026-11-06 18:14:39
0
unique..080
unique..🕊️ :
1hr waba badan thy 30 min iga badan 😂😂😂
2026-11-06 18:04:21
0
haniwarsame7
4 dhaan 💗🎁 :
Qaldkeeeg bada iyo cirka uun ba kaween istqfulh [Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-06 20:00:11
0
abwaanadasanadka
Abwaanada sanadka👸🏻❤️☆ :
ani markan qof rapo inan isk fogee ayaan u fiirsadaa😂
2026-11-06 18:39:32
0
userqmgqzwm5m6
xubi jano 🩷 :
haaa walhi 😂
2026-11-06 18:20:57
0
farxiyajano1122
farxiya Jano Darawishta 1122 :
walee waa run inta iska indha tiri karo waa iska indha tiraa dadka 😂😭
2026-11-06 19:48:29
0
To see more videos from user @0.00.0.923, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About