war isiii heee[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-07 14:37:19
0
آقرا🕊Iqra :
maxa qosola waba naxay
2026-11-07 14:40:15
3
fartuun axmad :
veqioaqbamesoaqaqoslaaye.😂😭
2026-11-06 15:47:25
3
£ :
Sxp Ha Ila yaabina Wlhi 😭💔 2016 anoo yar oo dugsi ka imaday aa guri dariska ah ayay hooyo iiga dirtay kalooriin markaa tagay gurigas waxa joogtay gabar weyn oo garoob ah kaligeed Ayee heed marka dhahay kaloriin la iso diray waxay dhahday ani hawl baa haya ee orod musqusha ee taala kasoo qaado markaas dhar ayay dhaqaysay isla markii Albaabka weynaa ee xirtay hadana waxee dhahday orod dharka badan oo barandada yaala iso qaad anoo dharki doonay oo barandada joga hadana Albaabki dhexe ee xirtay wee igu soo oroday marks intee kor u qeylisay ee I dhahday somaliland waa gobol kamid ah somalia 😭😭💔