@xariir_kozar: Mashruuca Beeraha Muuska Ee Ugu Wayn Soomaaliya @Xamse Shaacir

Xariir koosaar
Xariir koosaar
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 06 November 2026 06:51:54 GMT
198246
33941
604
1775

Music

Download

Comments

hassan_kaafi6
Hassan😉 :
UAE🇦🇪 aa iska leh wallhi
2026-11-06 07:31:40
76
darwiishkagayigan
ᒪᗩᒪᗩᑎᗩ 🕋🇸🇴 :
400 oo qof ayaa ka shaqeeya beerta, hadii la heli lahaa ilaa 100 ganacsi oo kale oo sidaas loo maal gashado lama arkeen dhalinyaro ka cabanasa shaqo la'aan.
2026-11-06 07:10:44
402
youzuf17
YOUZUF🇨🇳 :
muuska iska soconaya waxey
2026-11-06 07:02:35
375
faroobaei
mcneey :
Masha Allah i think ina zakah lagabxyo
2026-11-06 11:54:07
0
little__boyka
𝓐𝓹𝓭𝓲 :
$80k weeye every week masha Allah
2026-11-06 10:50:57
5
lindaa_309
linda :
youtub furta please
2026-11-06 11:01:43
0
idil.amal
idil amal :
muus investment banana investment mu dhoho
2026-11-06 07:50:41
13
bellashusband7
LeaDerHikam-⁹⁷ :
DhaLinyaro saLaaDa Aan iLaaLino 😢
2026-11-06 07:08:30
79
ahmed.shire.ahmed
Ahmed Shire axmed :
muuska❌️mooska✅️
2026-11-06 07:07:28
64
faiza0201
faiza :
Yaa beeray
2026-11-06 08:52:40
0
bakar5092
🌊BO̸K̶A͎ᖇ🐋 :
UAE🇦🇪 aa iska leh wallhi sxp yaan ben la is ku sheegin emarada leh beeraha shacab somaliyed xooga loga qatey😭 dowalada somaliya wax ka qabto
2026-11-06 12:05:22
1
2029.7.19
￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴￴ ￴￴ ￴ ￴ ￴ ￴ :
Waligaa Hadaanan Zineysan Alxamdulillah Dheh 😍
2026-11-06 07:07:08
273
arow1
Buux :
1 xbe mos kismaayo ma so galayo waxa leh shirkad imraad ah xita qof soomali sher 1% kuma lahan xanuun waynaa
2026-11-06 08:02:44
25
zackyare76
Zack💞🧣 :
Yaa shax beec haayo weeyn🥰🥰
2026-11-06 07:31:32
7
cadnanali4
ÇÆDÑÆN :
Dhalanyaro salaada aan ilaalino
2026-11-06 07:05:05
45
wilbaadiyo
shuiayb🐪✊️💦🤎 :
allah akbar barwaaqadaas heesanaa m.a lkn dowlad xuma na hayso
2026-11-06 07:11:34
16
canab.cady8
miss qalbi :
xariri koosaar wan kusalmay wllo
2026-11-06 07:03:54
10
hipo849
No mashqul😑🤚 :
mooska yaa wado no weydiiya😭😳
2026-11-06 09:02:04
2
jaahuurka__realm04
Закария🇬🇲🍁🇸🇴 :
lakiin ku darsada muuskan somali malahan ee Emirates ayaa iska leh beerahan✌️
2026-11-06 08:05:01
10
s11l654
mánzür :
masha Allah nimcada dhulkeena taala ilahey hanoo barkeeyo
2026-11-06 07:08:25
9
duuliye.sare32
Duuliye Sare :
Ka waran hadana Mooska waxa looga keena Turkey
2026-11-06 09:47:32
3
hbaaknawaal69
kafeeya.ali💕 :
moos may muus haa
2026-11-06 11:01:04
0
fatima.ali.ahmed52
Fatima ali Ahmed :
mahadsanidin xamse to xariir maxay dhul qurux badan soomaaliyeed nabareen ilaa hay ha idin barakeeyo
2026-11-06 10:28:33
0
munaahmed195
Indheer garad dhooftinle❤️ :
Ma dawlada jubaland baa leh mise ala maxaa dad lagu dulmiyay
2026-11-06 08:32:31
0
1muxsin2
🍀丂||丂Ҝㄖ山🧃🤴🏾 :
Mashrucan waxaa sameeye dalka 🇦🇪 imaarat anaga dalkena caqligaas mashruuc yada dalka faaidada u leh lagu sameyo maka maqan yahay
2026-11-06 09:10:03
4
To see more videos from user @xariir_kozar, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About