@najep_tourisms: Ilaahay wuxuu Ina siiyay Nimco & Dhul qurux badan oo aynu ku dalxiisno, dhalinyaro qurux badan oo wadankoodii ku dalxiisaysa.❤️✌🏼 ﴿ وَإِذْ تَأَذَّنَ رَبُّكُمْ لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ ۖ وَلَئِن كَفَرْتُمْ إِنَّ عَذَابِي لَشَدِيدٌ ﴾
Najep Tourism
Region: SO
Friday 06 November 2026 06:59:21 GMT
Music
Download
Comments
Saffa•🖤🌷 :
Dallo wan tagi la Lkn 😭😂
2026-11-06 09:16:28
62
updisalan 🕳💤 :
nio meel walba waan tagi lahaa lkn dhib waxa iheysta hadaan gaadhi raacaba aan matagaayo daawana waan uwayay 😭😭
2026-11-06 11:10:30
18
Najep Tourism :
Next trip? daallo Trip Insha’Allah.❤️
2026-11-06 08:17:37
32
ibraahim_omar :
Mother’s land ❤️
2026-11-06 16:36:08
0
𝑇𝑜𝑙𝑚𝑜𝑜𝑛🥀🍸 :
yaa i kaxynaya si free ah😭😂
2026-11-06 11:23:36
0
~~Shaيma✨️💗 :
wa xge🥺🩷
2026-11-06 12:47:32
1
amira hodan :
waa xagee
2026-11-06 13:34:28
1
☆MOHA SABCA7🦅👳♂️🇮🇷 :
Sheikh mountain ⛰️✨️😍
2026-11-06 18:28:20
0
DARAJOH.🩷🧸🎀 :
wixi horeeba quuba 🍃🌿
2026-11-06 07:07:38
5
☆ :
wy inaaaa tga rbaaaa😭💔
2026-11-06 10:34:34
3
INDHO🥀❤ 🐄🌽 :
m.a qurux badan🫠
2026-11-06 07:18:59
1
Sawda🎀🩺 :
Mansha allah Dalkaygu qurux badanaa illahow wad mahadsantay inaad dalka iga dhalisay😭❤️🌴
2026-11-06 14:49:16
1
R❤️ :
illow nobarakee wadankayaga wanu jecelne❤️
2026-11-06 11:15:32
1
Zack :
Somaliland for ever
2026-11-06 17:13:26
0
aswan♥️👸 :
alxm alle ha ino barkeyo
2026-11-06 10:34:14
1
SSB ,MO ALI HINDI(Jane gale) :
Sheekh ❤️
2026-11-06 17:37:00
0
M.Yousuf🦅 :
Alhuma Barik❤️
2026-11-06 18:21:49
0
Galladjacay❤️🥰 :
2026-11-06 20:36:28
0
Marwo❤️💍 :
2026-11-06 14:58:43
0
NafaxaaD@👸😘 :
mazha Alhh Alle hynoo siyaadio nimcadaa io nabaddaa❤️
2026-11-06 21:17:46
0
𝐀𝐬𝐦𝐚 𝗴𝐚𝐫𝐚𝐚𝐝👸🏻🦁 :
sidani si maahe beri inshlah halka iga eega😂🔥
2026-11-06 19:40:44
0
Marwo❤️💍 :
2026-11-06 14:58:49
0
AMMIE🦢 :
masha allh so beutifull.🩷🥹
waa sbbta mrwlba gaaladu iskugu dayaan iney wadankeena quruxdiisa inaga jeediyan.
2026-11-06 16:51:52
0
Zack zaki :
Insha Allah Dawga cad ban sidaso kale udhisi dona
2026-11-06 16:16:36
0
kkadija :
2026-11-06 07:36:06
0
To see more videos from user @najep_tourisms, please go to the Tikwm
homepage.