Mahadsanid Gacalo Alle miisanka xasanadka hakugu daro
2026-11-06 08:55:20
11
Uma Naima :
Thanks qaali
2026-11-06 21:32:07
0
Marwa iqra :
Aniga aruursi iyo ayuutole kujira alxmd allaha xaajigeyga hay barakeyo wixi sokordha asaa lowaca marti hadi ilmah isbital ama meel ciyar lowadayo wa asaga korontada intii hore waxkabadan hade sosarto wa asaga dharka hade larabo maxa irafadiye alxmd
2026-11-06 09:53:22
7
🔐🫂:dhooley❤️ :
hbo wax badan ka faadiay shukran 🤲sida dhaqalah oo kleg
2026-11-06 09:30:59
4
💎ღ__🍂ᒪᗩᗪᗩᑎ🍂💕💎ღ :
maamo wlhi wankugu xiranhy wad mhdsanthy❤️😭
2026-11-07 04:52:31
0
lipaanto❤️ :
qli walhi warkaga ma dhafi karoba dhiiri galiso tahay
2026-11-06 11:54:53
1
zuuuu❤️ :
Aad iyo aad bad u mahadsantahy maanta wx wyn bd ii faaidaysey
2026-11-06 10:23:31
1
Muno qurux :
Alla ku jecliyaa fariid. Weeye Eedo ninkii yaqaan baa yaqaan 🥰
2026-11-06 13:58:40
1
Neero Qani :
Maashaa Allah Tabaarakallaah ❤️♥️caqliga iyo cilmigaaga iyo caafimaadkaba Allah ha kuu dhawro qaali
2026-11-06 09:44:28
1
ha igu so dagdagin☠️🦁 :
Emergency maba lihi waayo baahida Gurigaa a saaid ah midakale waanba is dhaafiyaa sidii Markii aan ubaahanahay uga helo alx