Waa balan mommy inaad arkin wax dhib ah inaan kula noqdo saaxiib, walaal, wehel iyo waalid waa balan inaad one day arki doonin wax dhib ah inaan ku garab istaago ma arki doontid waxaan marey this your massage mcnto l love you
2026-11-06 11:24:09
23
Ruwa🖤 :
Waligey walidkeyga culeys ama dhib kalma kulmin Alhmd ilhey hai deysto idinka ilhey haidnka fududeyo culeyska apayayaal😍🫶🏼
2026-11-06 12:11:03
34
ᥫ᭡ :
Wa balan hablahayga iney nolol boqortoyo ku noladann
2026-11-06 13:11:41
5
vatialphie✈️❤️🩹 :
Gaar ahaan kuwa curadka ah iyaga caruurnimo qurux badan uma qalman miyaa😭😭
2026-11-06 15:38:08
18
👸 :
my daughter is so lucky to have me as a mom[Heart eyes][Heart eyes][Heart eyes][Heart eyes]
2026-11-06 14:58:26
4
.•Kuusoh.•😍💕🌟 :
Ifahn siyh culyska max wye💔🥹
2026-11-06 16:52:12
3
𝗭𝗢𝗬𝗔•🐣🌷 :
ma aqan sbbta lkn muqalka wan dhafi la ahy😭
2026-11-07 05:14:43
1
k💎🫶🇨🇦 :
masuuliyad shaqo waxbarsho la aan xiriyad la aan😭
2026-11-06 13:39:22
7
.amran🫶✨️ :
ilaahow wn kaa magan galay caruurtydah in aan saaroh masuuliyad taaso aniga la igaga baahnaah😭🤲siibah gabdhahygah 👸🫶
2026-11-06 12:51:05
7
Sadia Abdikarim :
ani layma dhibin wale sida donto nolosha ugu raxYso tiri wiliba an Ku garab tGane ilahow ida hooyady ayda lanteda waxba mahiye ilove you mommy 🥰
2026-11-06 18:46:33
1
maskgirl😷🇫🇮 :
Hooyaday ilahay Aduun iyo Aqiro kheyr ha siyo Waligay culees nama sariin anaga iska daye ilmaha ee ayeeyada u tahay Ee culeeska ka yareesa side nolol qurux badan u helan ee ciil badan u dareemiin garab ee sisa side ciid habeen uga bahan Ilahayow cimri dheer iyo cfmd iyo ciibado suban sii Waa Hooyo jano qofkas 🥰❤️
2026-11-06 20:37:53
1
Zumya ithriz👸💞🤍 :
Hooyaday culaysna kamay arag hooyodeed Anna kama arag hooyaday culays Alh 🥰
2026-11-06 13:07:07
1
princess :
lagama yaabo caruurtayda inaa saa ula dhaqmo😨😡🥰
2026-11-06 13:15:32
2
Magool💕🦢 :
alhm😭wlhi wx yar hdn UbaaahDo o hooyadey weydiiSto Wlhi hdala Xita Igama Galiso🥹❤️allow ixifDi cimriGana Igu dhere io Cafimadka🤲🥹aduunka Ugu jclhe💗WligedNa culys iska dhaafe Xita hadal yar o kulul imey orn🥹ala ku jcliya Hoyoy🫶🏻inta DhibatO hystana Alle habka DulQado🤲
2026-11-06 20:52:27
1
Najuu collectio💫 :
bal hada maxan la ooyayaa
2026-11-06 12:18:59
1
Iqra_nor_ali 👑👸🏻 :
Culeyska xoyehe Alx hoyo adunka ugu wngsan ba idhashay 🫶🏻
2026-11-06 17:09:52
1
To see more videos from user @suleeqo147, please go to the Tikwm
homepage.