dhalin yaro siyaasi paris raadsanaayo naftaada ha u waayin qabiilna kaba sii xun wallhi waa iga talo maalinta uu kursiga helana xitaa kuma yaqaano
2026-11-06 09:21:58
870
Idiris Alteeso :
Cajiib
2026-11-06 09:50:32
170
Deeqzi🤴🏻🇸🇦🇸🇴❤️ :
igu Sawir badanaaa 😭😂😂
2026-11-06 11:42:45
12
mohan6760 :
dhalinyaro siyaasiyiinta marka hore ayey mustaqbalkiina Burburiyeen marka xigtana waxeey rabaan inaad udhimataan ayagana Kursiga ku fadhiistaan ee Caqligiina ha shaqeeyo qabiil wax kuu tari Maayo
2026-11-06 09:46:22
28
suldaan💫 :
abootadey kaa orod qurxon zxp 🥰🥰
2026-11-06 10:08:50
37
JB4 :
Subxanallah
2026-11-06 18:49:01
0
Mire.📈🔥 :
Wacanaa dhalintu sidey siyasi ku qabil ah udhinac tagan yihiin hadi wax qabadka dalkoda ugu istagi lahayen
2026-11-06 11:18:55
61
🇸🇴NAGAAR🇸🇴 :
maad joogtaan wakhtigu wakhtigii maa heee 😳😳
2026-11-06 17:22:00
4
hamda :
qeys ina abo gesi gesi dhalay tahy runtii insh alh wa la guleysana 🦁
2026-11-06 08:45:48
144
𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝘁𝘁🇵🇸 :
Halays dameyo🔥
2026-11-06 18:33:53
2
Zaki :
inuu nabiga difaacayo ma moodaa
2026-11-06 17:17:33
3
𝑻𝑬𝑻𝑨𝑵𝑶 :
qiyaali kkk
2026-11-06 11:13:47
6
Gaabo😂🤦 :
siyaasiyiinta daneysteyaal waaye wllhi marki xil ay waayaan dagaal ay bilaabaayaan waxeyna ku shaqeysanaayaan qabiilka😭😂😂
2026-11-06 11:14:56
8
fathi :
Sanka xaaji waa no face weeye sanadkaan 🥰🇸🇧
2026-11-06 09:03:51
27
S♾️🇸🇴 :
sanka xaaji welcome 🥰
2026-11-06 08:45:11
13
Nafta❤️🇸🇴 :
Subxanallah 😭😭😳
2026-11-06 17:29:46
0
jalaq sN❤️🐎 :
ciyaartu hadey bilaw tahy🔥🫡
2026-11-06 09:33:21
7
Daadir🥋 :
Sanka xaji 🦁
2026-11-06 10:21:10
7
Uma Moha ❤️ :
vila balad weyn
2026-11-06 09:05:46
8
hidaayo cabdimahad :
Wll ilaahybn kugu dhaarshe ha idhafin wllhi xaald adag oo qofkii so mary uu dareemi kro ba ihysata waxn ahy hooyo dan yra caruur agoona korsata ilaahy moye aan cdi wax ku tarin wll ana shaqysan jiray awal hda waydan wn xanuunsady wll guriga ba la iga sarin kiro la igu le yhy dartiis wllhi melan la aado caruurta oo hoy uga dhigo ma hysto fadln hda wax igu dhaanto kirada iga bxi plse ilaahy dartsiis wllhi xaaldu waa igu xun thy 😭😭
2026-11-06 09:22:35
16
mss somali 🇸🇴♥️ :
rer tolkey
2026-11-06 12:26:52
0
MUDUGBOY :
Sawirkiii[Tears of joy]
2026-11-06 14:28:58
1
Elizabeth :
Akhiro Suall Ayaa Taalo
2026-11-06 15:48:16
1
🆃︎𝗔𝗔𝗧𝗜𝗞𝗢🐐🇪🇺 :
hadad Muslim dhab tahay Asc
2026-11-06 11:35:18
4
naaji 22 📚🇸🇴 :
adeer qorka ha ee dhibin ee daran ani 😂
2026-11-06 10:58:16
1
To see more videos from user @qeys__qiso, please go to the Tikwm
homepage.