@abdulthoughts: Waxan ka afefanaya inan dhalecen ku wadin wax barashada cafimadka iyo guud ahan tayada cafimadka ee dalka Muqalkan waxa aan ku sharaxaya dhibatoyinka ka jira gobaha qaar ee cafimadka dalka iyo waxa ay kala kulman ardayda cafimadka Anigo tiigsanaya 2 sano iyo 7bilod o aan ku dhax jiray gobaha shaqada cafimadka anigo arday ah iyo anigo aryda nimada so dhameyay ba.

AbdulThoughts
AbdulThoughts
Open In TikTok:
Region: ZA
Friday 06 November 2026 11:16:59 GMT
15387
3107
90
511

Music

Download

Comments

e888yt
️MILGOOᥫ᭡. :
Volunter ina kushaqeyo sariirteyda ina iskajiifa kadorbiday😭cfimadkana waa dorasho aan ku qaldamay lkn jceyl aan uqabo ayan u dorty😕everything is gonna be fine.
2026-11-06 16:41:36
87
cazaam.hoyadii.1990
mam Cazaam🧸💜🫶 :
medicen miya 200$ kushaqeyan😭
2026-11-06 14:30:39
11
naroora.3
naroora.3 :
Kalkaaliso ahe intershib waan so mare ilaa hada volonteer ku shaqeya 🙂‍↔️waxeeba iga heysa ina cafimaad oo dhan ina iska dhaafo 🙂‍↕️
2026-11-06 15:23:18
40
xaliimo594
Xaliimo🦋💕 :
Waba necbahay ani caafimaad ina barto
2026-11-06 15:29:48
19
wllromeo6
Mohamet / محمد 🇸🇴 :
waaba ku jiraa caafimaadka zxbow oo arday caafimad ahay waalidna ima wadaan wlhi aniga inaan rafaado lee isugee kolay qeyr ayaan rajeynayaa
2026-11-06 14:33:02
17
suuraleeydareerah
شكري👸💕 :
wax walbo iiqoran waan helayaa caafimadkana uma baranayo shqo ku hel ama Ee waa waxa hubigeyga ah aan yaranteeda ku hamin jiray xitaa hadii aan shaqo ku wayo ma qasirn waxan awoda nafteda iyo familkeyga iyo umad maskiin ah oo Dan yar inaa ku caawiyo shaqadana waa wax alle xagiisa ka qoran I.a waan dadalenaa alle ayaa garabkeena ah so never give up guys💯🥺 anigoo ah arday foundation ah baranayo qebta health science/ nursing riyadeeda ka ween wax walbo mhdsanid wll adna fikirkaga🙏
2026-11-06 18:45:15
13
randayyyyyy0
✨️ :
sanadkii 3 aa marooyaa maka laaban karaa😭😭
2026-11-06 17:54:51
3
qurxoon75
MONA🦋 :
ala ani hadan bilaabay😫
2026-11-06 16:39:22
2
xiinto07
Xiinto🥰 :
Semester seven ban ahay public health banan dhigtaa meel aan kalabto majoogo maxaa samaynkaraa
2026-11-06 18:36:55
3
odeysomaliyed01
Odaysomaliyed01.freinds :
Mahadsanid bro 🫡
2026-11-06 17:56:33
1
0.0.0142
🩺 :
Hdaa clinical bilaabey ilhy ban kheyr karajeyn😭😂
2026-11-06 15:49:53
19
rahmaabdirisak0
RAHMA🇸🇴❤️ :
waa gorma hee samester two sii maroYaa😭💔
2026-11-06 20:46:02
1
honest.lady48
HONESTY❤️‍🩹 :
ha abyo mse abwe after 2yrs kadip ayn bilwi rpa medicine and midwife wna jeclhy ina Barto labwadha ee mxa igula talin lehedhen [Heartwarming]🙏
2026-11-06 17:33:47
2
quendiija42
Diijaa🦋💙 :
Waa noo hadashay manta 👏
2026-11-06 11:41:49
21
inaapdirizak12
ZINC LADY 🖤✨ :
3sano iyo 6bilood ban volunteer ku shaqaynayay waliba shift night ah. Marki an cabiray wakhtiga, juhdiga, iyo waliba, qayb kamida ruxdaydi inay si socoto. Taso ay sabab u thy so jeedka badan e hamenki. Wxan go’ansady inan naftayda dorto again again and again hada Alxmdulilah I,m getting rest❤️
2026-11-06 19:46:06
3
marsaan1
24💕 :
Midwifery iga wrma seeewye asi
2026-11-06 19:59:11
5
ashaabdirahman538
Hafzamohamud538 :
Xaqiiq weye Somalia waxba ma dhexyalaan
2026-11-06 20:50:57
1
mohaz...ae
ᗰ𝘰𝘩4𝗓.𝘢𝘦 :
caafimaad qof kumala talin laheyn inuu barto..❤️
2026-11-06 21:32:08
2
its____zamzam
ZMMNMA :
Waa waxa wadanka kajiro walina sanad walbo qalinjabiyayasha waxa ugu badan health science and medicine
2026-11-06 12:03:56
6
amc0594
Ayan moha🖤🦋 :
wee iqorned wna ka shalaye health iminka wxn ku shaqeya wxn cfmd ahayn alx
2026-11-06 15:12:53
3
muwahib2300
muwahib2300 :
Hdan manta 2024 joogi laha caafimad man barteen gumeysiga iyo tacadiga hospitalada ka jira owgii bal dadkayga aan xirfadaha kala u baranay halkan ugu shaqeyna wataase
2026-11-06 19:40:44
1
kaluja123456789
queen iqro :
m.a wa talo wngsn
2026-11-06 11:37:33
2
sundusroyale612033693
Sundus Flowers and gifts 🎁 ❤️ :
Mahadsanida ❤️Ustaad
2026-11-06 11:21:12
2
adoontii.rabi
adoontii rabi :
alla run badaanaa😭😭🥹🥹 galabkasta waa u lugeeyaaah habeynkii oo dhannsaan uugu jiro dhafar subaxdiina waa kasoo lugeeyaah noloshaan waa arkay kln weli sadkeygii waa sugayaaah😭😭🤲🤲🤲 rabigey waan aamisanhy
2026-11-06 18:36:21
1
abdishakuurmoha10gmail.c
silent boy ✅ :
Ibnu sina Hospital 🏥 ma jogi jirtay asiga mise ana umaleyo legend now
2026-11-06 18:14:40
1
To see more videos from user @abdulthoughts, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About