@yahyejoka9: Post 176 ll #uktiktok #like #share #viewsproblem

ᒍOKᗩ⚡
ᒍOKᗩ⚡
Open In TikTok:
Region: UA
Friday 06 November 2026 13:04:33 GMT
21091
2639
42
248

Music

Download

Comments

xasanmickwa
xasan mickwa 💥🤍 :
Anigaabo maalintii 100 dollar ka sameeya 😂😂😂😂
2026-11-06 16:20:45
5
mohaali869
moha_cade :
shortcut maba jiro ustaadow
2026-11-07 00:36:46
1
jemis163
Jey-Jey Quatre ( 4 ) :
Waayo Rag badan ayuu Role-Model u-Yahay
2026-11-06 16:26:16
2
egalle78
ismail cigallefx :
ninkaan yaa ku dhahay shortcut ayaa lacag looga suuqyada onlineka iyagaaba ka halis badan suuqyada kale oo is ilaalin, risk management iyo emotion control ayaa looga baahanyahay qofka.
2026-11-06 19:49:44
4
sirfartaag
sirfartaag :
Dadkaan Suuqyada Sanad iyo Labo Sano Wax Lamida Ku jira Ee Dhaqaalaha Caalamka Waxba Ka Fahamsanayn Ogaada Prof Abdinur Inuu PHD Dhaqaalaha Yahay Faham Fiicanna Ka Haysta Suuqyada La Trade gareeya .
2026-11-07 02:31:32
0
badar.cilmi
Abaadir :
malah wuxuu mooday wax fudud mab oga wlhi inay dgib badan is consisty iyo risk iyo dhibat. ina loo maro dhaqal phd ka sita la dhaho wax wlb wuu ka hadaly iaago aqoon wax u lahyin
2026-11-06 20:36:30
0
mohaanfx100
mohaanfx100 :
2026😂😂 ma waxan ku mur meena hee
2026-11-06 17:27:33
0
maanka7788
Maanka7 :
Absolutely
2026-11-06 13:54:11
0
kiimkiim65
kiim🙊😍 :
who didn't die in Internet?
2026-11-06 16:18:58
0
cabdifitaax.titanic
Cabdifitaax Titanic :
ninkaan mayska aamineysaan, dhalinyaro suuqaan hanti iyo hormar wey taalaa ee fahma oo ka shaqeysta
2026-11-06 15:13:20
17
mo_apdi2
mo_apdi2 :
Nio anu marar qaar wan wareera mar mar ban is idha dadka sidan ufahamsan lacagtu qaabkey ushaqayso qaabka loo sameya maxay taajirin u noqon wayan hadana waxan so xasuusta in alleh maalka bixiyo lkn waa cajib 😂
2026-11-06 23:21:34
1
hamse.abdilahi.ca
patient man 👨 :
kaan ilahada muu sotagan yahay,warysigiisi abdijalil show,sowkii kufashlmay markii , dad natijo keenay laga daba kenay
2026-11-06 15:46:29
0
engwaladabdalla
Walad Abdalla :
been alaa cayee ustadka midaan wan ku Diiday aniga crypto currency ayaan isticmalaa Isbuucii ugu yaran 150$ wan ka sameeyaa marka dhib badana uma Maro coffeteria ma tago computerna ma qaato telfonkeyga isticmalaa
2026-11-06 17:21:55
0
jemis163
Jey-Jey Quatre ( 4 ) :
Ustaadka Haloo Sheego, Shaaripka yuusan iska Xiirin,
2026-11-06 16:25:49
0
babadtaharen
Babad Tahar :
anoo suuqan 6 sano ku jiro professorka waxa uu run ka sheegay shortcut inaan lacag kugu filan aadan ku samayn karin.
2026-11-06 15:33:52
3
muscab.lio7
Muscab Lio :
War kan dadka amine cadi ma ahan wllhi walagu qasaara wa sax short cut na lacag laguma sameyo lkn lacag walaga sameyaa hadelkeyga qof trader eh aa sifcn ufahmi karo
2026-11-06 16:21:38
0
carfaatahmed
Shiakh :
aad iyo aad ban kugu raacsanhye ma jirto sabab wado short cut oo lacag lagu sameeyayne karo
2026-11-06 16:57:52
0
setpiec0
setpiec :
xariifkan wa qoloda yirahda forex wa scam 😂😅
2026-11-06 19:28:30
0
akram.dirie
Mr Dirie :
horta intaa dhageysan Suuqyadaas lacag ma laga sameeyaa jawaabtu waa haa, lkn wuxuu aminsanayahy Ustadku Bangiyada waaweyn iyo hedgers un baa sameeya, retail traders ayuu heystaa, taasina kuma raacsanin suuqyadan crypto and forex wa skill hadda barato system kana raacdo lacag wa ka sameyne
2026-11-06 17:50:13
0
legend.arte
Mr signal :
@C.naasir FX 📈📉📊@Magical Mahad ✅️ 😂
2026-11-06 20:45:00
0
amaar006
A.Mahamed :
🥰🥰🥰
2026-11-06 16:31:08
1
pogba95605
pojo :
🥰🥰🥰
2026-11-06 14:49:38
1
To see more videos from user @yahyejoka9, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About