@voss990: Awliyo, ayaa muuqal murugo xambaarsan maanta baahiyay. Wuxuu ka cabbanaya Qabalaha uu degan yahay dadka maamula. Hada kahorna waa kuwii lixda hayay, iyagoo u gudbin Saldhigyadii. Intaaso cisho inuu qabalee ku xidhnaa ayaa muujinaysa in si gaara wax uga dhaxeeyen. Ninkan Miskiinka maamulada iyo ciidanka Qabaleeyadu faraha haka qaadan; hadii hay'addaha kale la ogeyn meel haka mariyaan. Lambarkan hoose ku taagera. Lambarka Awliyo waakan: 095 319 4360 Magaca: Maxamed iimaan maxamuud

voss tv
voss tv
Open In TikTok:
Region: ET
Friday 06 November 2026 14:12:53 GMT
750
33
2
23

Music

Download

Comments

abdi.khalil3
abdi khalil :
sorty wll walagu garab qaban
2026-11-06 14:21:34
0
minsho96
Dr minsho :
2026-11-06 16:03:34
0
To see more videos from user @voss990, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About