@mugdisocde6: "Xitaa haddii aan kula qaato inta ka dhiman noloshayda, weli waxaan u arkaa inaanay igu filnayn si aan uga dhargo jacaylkaaga. Ma jiro waqti aan kula joogo oo aan ka daalo joogitaankaaga, waayo ilbiriqsi kasta oo aan kula qaato wuxuu qalbigayga ku reebaa xasuus aan dhammaanayn Alle haykaa daayo 🤲❤️ Nolashaydii Umalkhair M Omer#somalilandtiktok💚🤍❤ #ftypシ #fouryoupage #viewsproblem