@muhyadiin_: 🍽️ @Rumaan Resturent Laga bilaabo qureec macaan, shaah iyo sanbuus, ilaa cashooyin kala duwan oo dhadhan gaar ah leh — Rumaan waxay ka helaysaa cuntooyin kala duwan iyo adeeg wanaagsan maalinta oo dhan. ✨ Rumaan — Dhadhan kula jira maalintaada oo dhan! 📍 Wajaale, Somaliland 📞: 0637558702 #somaliland #Wajaale #food #taste #somali
Muhyadiin
Region: SO
Friday 06 November 2026 15:01:16 GMT
Music
Download
Comments
cukaashe📸 :
laHolin wayay 🔥🫡📸
2026-11-06 15:17:13
1
𝗦𝘂𝗵𝗮𝗶𝗯 𝗬𝘂𝘀𝘂𝗳 🎥 :
Out of control weyan waxni🔥
2026-11-06 15:25:48
1
Shalka 4K 🎥 :
Wow! Hadal ma karayo muuqaalkani.🔥
2026-11-06 15:33:43
1
IQBAL JANO❤️ :
What the edit? 🔥
2026-11-06 15:16:09
0
Khalid Baarleex 👨💻 :
Waan kaa hayaa kaaabe. 🫡
2026-11-06 15:07:13
1
🦋 hottan 🦋 :
10/1000 gariir weeye 🔥🤌
2026-11-06 15:18:15
2
Mahado :
Gacmo dahab 🫰🏻
2026-11-06 15:59:18
0
Hadal-same🤏 :
jaale ganata ale haku barakeyo
[Power]
2026-11-06 15:27:58
0
Muhyadiin :
Dhalinyaro muuqaalkan waxaan ku duubey 13promax. Dhamaantiin ku rate gareeya; 10/?. Repost-na ku sharfa. [Crown]
2026-11-06 15:09:51
4
To see more videos from user @muhyadiin_, please go to the Tikwm
homepage.