Qofka aabbihii geeriyooday ha u noqon dhaawac kale
wuxuu hore u waayay qof aan dunida oo dhan lagu beddeli karin. Aamusnaantaydu ma aha inaanan xanuunsanayn, ee waa inaan bartay inaan xanuunkayga sharaf ku qariyo." 💔🥀
2026-11-06 21:38:05
3
MOHAMED ARAP :
wlhi qofwaliba madaremi karo caqabadaha kuso wajahaya kolkad AABAHA waydo. keliya waxa daremi kara qofwayay AABIHI💔
2026-11-06 20:30:08
3
Zaki_Roble10 :
Aabe allaha kuu naxariisto aabe la’aanta waa xanuun wlhi dadka wajiyo kale ayeeba lasoo baxayaan marka uu aabahaa dhinto
2026-11-06 15:54:56
18
11 wll sayidinho :
13 sano xanuun ka aabe la aanta ayaan la noolahay aabbe rabi hakuu raxmado😭😭😭😭😭
2026-11-06 19:12:25
6
🧊CARABZEIN🧊 :
sorry sxp mcn. 🫂😢@Blessed atarey
2026-11-06 19:54:13
0
Zack🤴🏿 :
Xanuun ka daran ma jiro wllhi allow unaxariiso 😭❤️🤲
2026-11-06 18:37:07
8
fatush bby :
sorry wllo 😭😭
2026-11-06 20:58:50
0
🤎🫶 :
dadka abba la aanta lee daremi karo wlh😭
2026-11-06 20:25:21
1
Ż A C K 🤍⚡️🇸🇴 :
Allah yuraxma baaba 💔🤲🏻
2026-11-06 20:50:33
0
Keylaa🤍 :
Qofki xanunkas dremay baa dremi karo 😭😭xanunka ay ledahy aabo lanta adan waligaa aabo waa ku jeclhy xitaa adan dhihi waligaa xanun aan laga bogsan wye inaa dremin naxriis aabonimo 😭😭Mar un wa jeclaa inaa dremo dreen aabonimo lkn ma dremin xanunkss ilaa hada waa dreemaaa Aabo ilhy haku naxriiisto😭😭💔🤲🏻🤲🏻😭
2026-11-06 21:54:35
0
HANAD+🇰🇪 :
dadka abba la aanta lee daremi karo wlh😭 abo Allah Haku Naxaristo 💔 ⚰️🥹
2026-11-06 19:11:51
5
Lii ßàlmàn :
Aabe alle haku naxariisto 😭😭
2026-11-06 17:35:28
7
Cade :
Mawa arag lkn waa caadi illahe iga jeclaade 😭
2026-11-06 17:49:32
4
່ :
aabo la aanta wax caadi aa umaleysin lknn ma ahan😭😭😭😭💔
2026-11-06 22:08:33
1
idil223 :
alle HAKU naxriisto aabo mcn 😭
2026-11-06 20:32:29
1
UB Gacal💐🤍👸 :
baba
2026-11-06 15:34:54
5
ifrah henna :
me2
2026-11-06 18:54:58
0
Nouri❤️ :
Isagoo nool xata wxba ma dhaheen nio
2026-11-06 20:47:41
2
faizaabdikadir580 :
ilahy haa naxristo wll🥹🤲
2026-11-06 17:43:21
2
𐌅𐌀هدٰ :
dadka dhahn agoon aabo leh wllhi xanunkena oo kle ma daremi krtin idinkaba na dhantin oo mnta ogtahy inu abaha adunka saran yahy kwrn kuwo uu abahod carada hostod ku jiran ilahi ha u wada naxaristo abayashena❤️
2026-11-06 18:43:14
3
Dahbazan 🤍🕊️ :
Aabo adunkan wad igu hilizay magca io sharaf wad iga tagtay Lkn halka iga rabtay la aanta ina gadho way igu adkatay garabkagi wan wayey dhaman 10 caruraha iga yara Wn u jogay farxadodi Lkn anu malinka tagtay farxad igu danbezay allow ku naxriizo alle janda ha inagu kulmiyo aabo mcn 😭😭😭
2026-11-06 18:15:19
1
Queen maidoyy ❤️🩹😍👩🏻🫶 :
Walhi xanun waye Aabe la aan 😭
2026-11-06 20:29:53
1
To see more videos from user @sheikha0368, please go to the Tikwm
homepage.