@salanaden143: Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanadda Miido, Harboole iyo Biibi ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo uu kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Jubaland ee saldhig ku leh deegaankaas. Kormeerkan waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Jubaland, Janaraal Ismaaciil Saxardiid, saraakiisha ciidamada qeybahooda kala duwan iyo mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha kale ee Dowladda Jubaland. Madaxweynaha ayaa ciidamada uga mahadceliyay dhabar-adaygga ay muujiyeen iyo sida ay uga go’an tahay inay u dulqaataan xaaladaha qalafsan ee ay ku shaqaynayaan, iyagoo waxaas oo dhan u maraya sidii dadka shacabka ahi ay nabad ugu seexan lahaayeen. Madaxweynaha ayaa xusay in Dowladda, oo shacabka kaashanaysa, ay waddo isku tashi lagu bilaabay dhismaha waddada isku xirta Kismaayo iyo Afmadow, iyadoo ciidamada halkan ku sugan la’aantood ay adkaan lahayd in la helo nabadgelyo lagu bilaabo dhismaha waddadaas, oo hadda bilowgeedu meel wanaagsan marayo.
A/Salan Aden Abdi
Region: SO
Friday 06 November 2026 15:38:39 GMT
Music
Download
Comments
S N A :
mushar sii ciidanka
2026-11-06 17:10:27
3
nuuro gawar qaran 🇸🇴 :
m.a abo
2026-11-06 16:14:55
3
Guolwade 105k🫡🤫✈️💸💀🪖 :
2026-11-06 16:40:06
1
cashiir.🔥🇱🇾.... :
2026-11-06 16:20:15
4
Cibado Cilmoge :
mansha alaah guulalayso mudana
2026-11-06 18:12:49
0
asadka88 :
2026-11-06 16:35:36
2
queen of jubuland :
2026-11-06 16:41:13
2
afdheer@ :
guuul
2026-11-06 18:38:06
0
Aarka jubaland🇸🇱🦁 :
🔥🔥🔥🔥
2026-11-06 16:21:18
1
wiilka reer qudub :
guul
2026-11-06 19:20:35
0
Guolwade 105k🫡🤫✈️💸💀🪖 :
2026-11-06 16:39:54
2
guray2131 :
2026-11-06 15:51:10
2
Ugaasda Ogaaden 🇺🇲🇬🇲 :
2026-11-06 16:23:43
2
nuuro gawar qaran 🇸🇴 :
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
2026-11-06 16:14:47
1
amiish quruxa😇🥰💔💯💯 :
2026-11-06 19:03:01
0
indho uroon :
😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇
2026-11-06 19:07:55
0
baqorda :
2026-11-06 18:46:00
0
boqorada reer hagar ♥️🫡 :
2026-11-06 16:31:36
0
Hussein Ibraahim Hussein amir :
2026-11-06 17:07:11
0
Kahiiye Siyad Kahiiye Siyad :
2026-11-06 16:59:23
0
baqorda :
2026-11-06 18:45:56
0
muza mil macalin abukar :
guul
2026-11-06 17:55:03
0
daacad axmed 1234 :
2026-11-06 17:06:03
0
@boqorada bahale :
2026-11-06 18:08:28
0
cabdi fatah maxamed :
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
2026-11-06 16:49:45
0
To see more videos from user @salanaden143, please go to the Tikwm
homepage.