Dadka kala Duwana dad Aabahood Nool Aan waligood Aabe Naxariistiisa iyo jacaylkiisa helin kawaran Aan waligood la dhihin sethay,
2026-11-06 17:39:19
230
Amiish 🇸🇱🇸🇱 :
Abahy wn uxiisey 🥺🥺ani
2026-11-06 21:49:29
0
mezud🔥 :
He is one of the best father in world thank you for my side i will not forget forever my dad ❤️🫂
2026-11-06 23:38:52
0
Aziiza 10 nasleh🥰🥰🧘🏻♀️💔 :
waliba isagoo nool😭😭😭
2026-11-06 18:24:10
51
akon1450 :
When you’re chasing success, not everyone will support you. But when you succeed, everyone will want to be your friend and brother. 💯❤️
2026-11-06 22:05:08
0
dadir_boy Dadir Aden368 :
Xanuunka Aabe la aanta iyo agoonimada qofka arkay unbaa dareemi karo
Illahay haku naxariisto Aabe 😭🤲🏾😭🤲🏾
2026-11-06 18:22:35
27
Zuckk🕷️ :
Allah ya raxma Baba🤲🏻
2026-11-06 19:33:01
1
mo_medy10 :
The best father🥰
2026-11-06 23:02:55
0
ceebla🎀 :
ano ooynaya ayu iga soo hor naxay video
2026-11-06 18:05:20
23
Hani Ahmed :
Aabo Allah yaraxma 😭😭😭
2026-11-06 22:59:02
0
🎀Elsa🇸🇴♥️ :
qof walpo ma dareemi karoh😭💔
2026-11-06 17:19:00
15
shiiqa 🇬🇶🇬🇶🇬🇶 :
wllhi qofka aabe la,anta eh aya xanuunka dareemi kara
2026-11-06 16:41:55
74
𝓛𝓲𝓽𝓽𝓵𝓮 𝓢𝓽𝓪𝓻 🌟🌟🎀🫀 :
me too Allah haku naxaristo abo 😭😭
2026-11-06 21:24:18
1
BaDDri :
mr wxa jirte mrkan yara abahy kliya tabi jiree mrka wx la i tirsaniyo o la dhaho wa aGoon lkn hda ooN weynaDe mrna qlpigyka kma baxo la.antisna wn ogaadeh siday dunida ila taHy ilhy hku naxaristo aabo❤️❤️
2026-11-06 22:31:16
1
Anuu❤️🌹🤝 :
inkstoo uu noolyhy hadane waxaan ahay agoon waligey jcyl iyo nxriis aabinimo masoo arkin tan ani igu dhcde ilmhyga mustqblk alle um kaso😭😭
2026-11-06 22:09:55
0
MAXAMED AMIIN 29 :
Rabbi Ha Ku Naxaristo Aabo Mcn Wlhi Aabo La’aan waa Dhib
2026-11-06 21:00:52
2
W44$4C●₩🤑 🇸🇴 :
Ilaahow Aabayashen unaxariso 🤲
2026-11-06 18:16:17
1
SARAYE :
😥🤲🏾🤲🏾🤲🏾
2026-11-07 00:07:27
1
⚡️DEEQ DARBESTE☄️🇸🇴🦅 :
aabe waan kuu xiisay nin walba intuu waalidkis heesto lee farxad heysta mar haduu walidki waayo dhibaato iyo murug markas ayey bilaw utahay🥺😭🥹@
2026-11-06 18:53:47
1
Fatxi siman Aden🇸🇴💚🤍❤️ :
Abe mcn Allah ku naxaristo wan cidloday gadashaa 😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢🤲